Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali [/visitor]
[student]Waa ka qorantahay koorsadan ee wado darsida...[/student]
[ld_course_expire_status label_before="This course expired on "]
Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka Pixbuilder studio oo lamid ah barnaamijka Photoshop , koorsadani waxy ku sabsanan dontaa sida sawirada loo naqshadeeyo sidoo kale sida colorska loo saxo sidoo kale sido liskugu dhadhajiyo lona jarjarto iyadoo aa baran doono dhowr tools u muhiim ah naqsahadaynta sawirada sidoo kale ugu danbayn waxa isku diri dona naqshado ka tajumayo waxaa dhaman kuso baranay casharada kooradaani.
Maxay tahay Koorsadaani?
Wajiga hore ee barnaamijka iyo adeegsiga toolyada kala duwan ee barnaamijka uu leeyahay.
Sida sawirada loo qurxiyo.
Sida sawirada loo jarjarto.
Sida qoralada loogu darsado.
Sida loo hagajiyo caybaha sawirada.
Sidoo loo hagajiyo colorada iyo midibyadiisa .
Coursada waxyaabo farabadan ayaa ugu hadloyna oo muhiim ah ugu danbayne waxii aa soo baranay ayaa practice garayn donaa insha allah
Report
There was a problem reporting this post.
Block Member?
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
See blocked member's posts
Mention this member in posts
Invite this member to groups
Message this member
Add this member as a friend
Please note:
This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin.
Please allow a few minutes for this process to complete.