Koorsadaani waxaa ku barnayna sidaa mobaylkaadi ku khaaska aa ugu soo saari lahayd muqaal tayo leh, adoo aadan adeegsan wax computer, kaliya waxaa adeegsanayna mobylkaadi ku khaaska ah.
Koorsadaani waa koorsa ka horumarsan koorsadii hore aa kusoo baranay asaasitaayta barnaamijka, hadaadan soo baran koorsadaasi waa kula talin lahayn inaa soo daristo, si aa ula qabsato koorsadaani, guji halkaani waa koorsada oo basic ah.
Koorsadaani ayaa waxay ka koobantahay 14 Project , waxaan ku dhiganayna casharo kala duwan , fadlan haday jiraan casharo aa jeclayd inaa cover garayno aadan ka arkin halkaani inala wadaag insh allah, inaa kusoo darna isku dayayna.
Course Content
Course Contents
About Instructor
Responses
You must be logged in to post a comment.
Asc ustaad maadoe aadbaad u mahadsantahay runti waxbadan ayaan ka faaiday websiteka. Aniga waxaan qaadaty mobile editing basic iyo advanced runti qaab soo gudbintaada casharka waavheer saro horay usoco ustaad
advanced/VN mobile video editing
Maashaa allaah Wallhi Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay In uu Macallin Ii Noqdo Macallin Salmaan Maadow
Waayo Waxaan Arkey Muuqaalada Yutubkiisa Uu kusoo Biyo waxaana Ka Muuqato Tawaaduc Isla weyni La,aan, Talo Walaal Ina Jecel Bixinteeda,
Koorsadani Aad Ayaan Uga Faa,idey
Aad Ayaan U xiiseynaayey Qaabka Uu Usoo Diyaariyey.
asc ustad salman marka hore ALLAH ayaa mahad iska leh tan xigta waxaan umahad celinayaa macalin salman. runti koorsadan aad ayaan uga faaidaysataywaxayna ii ahayd practice fiican anigoo hada hada kahor aan soodhigan 100% waan kafaaidaystay waxan u mahad celinaya macalin salman iyo shirkada afoogy
Good
Waad ku mahadsantihiin bahda Afoogy oo si harag la’aaneyd inooga jaahil bixiyey baahideena aqooneyd markale mahadsanidiin.