ADVANCED || VN-Mobile Video Editing

Koorsada horumars ee barnaamika mobaylada lagu sameeyo VN-video Editor. ayaa waxay ka koobantahay 14 Project , waxaan ku dhiganayna casharo kala duwan.


Price: $10/6-dii bil Wali kama qornid koorsadan.

Koorsadaani waxaa ku barnayna sidaa mobaylkaadi ku khaaska aa ugu soo saari lahayd muqaal tayo leh, adoo aadan adeegsan wax computer, kaliya waxaa adeegsanayna mobylkaadi ku khaaska ah.
Koorsadaani waa koorsa ka horumarsan koorsadii hore aa kusoo baranay asaasitaayta barnaamijka, hadaadan soo baran koorsadaasi waa kula talin lahayn inaa soo daristo, si aa ula qabsato koorsadaani, guji halkaani waa koorsada oo basic ah.
Koorsadaani ayaa waxay ka koobantahay 14 Project , waxaan ku dhiganayna casharo kala duwan , fadlan haday jiraan casharo aa jeclayd inaa cover garayno aadan ka arkin halkaani inala wadaag insh allah, inaa kusoo darna isku dayayna.

Course Content

Expand All

Course Contents

About Instructor

Salmaan Maadow

CEO & Founder

24 Courses

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 16 Chapters
  • 40 Lessons
  • Course Certificate

Responses

  1. Maashaa allaah Wallhi Aad Ayaan Ugu Faraxsanahay In uu Macallin Ii Noqdo Macallin Salmaan Maadow
    Waayo Waxaan Arkey Muuqaalada Yutubkiisa Uu kusoo Biyo waxaana Ka Muuqato Tawaaduc Isla weyni La,aan, Talo Walaal Ina Jecel Bixinteeda,
    Koorsadani Aad Ayaan Uga Faa,idey
    Aad Ayaan U xiiseynaayey Qaabka Uu Usoo Diyaariyey.

  2. asc ustad salman marka hore ALLAH ayaa mahad iska leh tan xigta waxaan umahad celinayaa macalin salman. runti koorsadan aad ayaan uga faaidaysataywaxayna ii ahayd practice fiican anigoo hada hada kahor aan soodhigan 100% waan kafaaidaystay waxan u mahad celinaya macalin salman iyo shirkada afoogy

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?