• Koorsooyinkayna
  • Su’aal & Jawaab
  • Nagu Soo Biir
  • Hagaha Ardayga
  • Koorsooyinkayna
  • Su’aal & Jawaab
  • Nagu Soo Biir
  • Hagaha Ardayga

    Shopping Cart

    No products in the cart.

    Sign in Sign up

    Shopping Cart

    No products in the cart.

    • Warbixin Guud
    • All Courses
    • Hagaha Ardayga
    • Su’aal & Jawaab
    • Nagu Soo Biir
    • Galid & Diiwaan
    • Sign in / Soo gal
    • Is Diiwangali

    Tafatirka Fiidiyowga

    Halkaani waxaan kugu soo gudbinaynanaa qorshaha ku baran lahayd habka muqaalada ugu edit (Video editing) computerkaadi.

    Nala soo Xariir Faafaahin Dheeri Ah
    Talaabada
    1aad

    Kooraskaani waxaan ku baranaynaa CapCut waa barnaamij tafatire fiidiyoow ah oo bilaash ah kaas oo ka caawinaya hal-abuurayaasha iyo qofka caadiga ah inay fiidiyowyadooda ku sameeyaan edit gareeyaan kadibne ku faafiyaan braha bulshada sida TikTok,instagram, Facebook iyo Instagram.
    CapCut waxaa ka heli karta wax walba aa ku edit garayn karto muqaaladaada , markaa haddii aad kaliya raadineyso tifaftiraha fiidiyowga oo fudud, koorsadani waa ikhtiyaarkaaga ugu fiican waxayna ku galin caalamka muqaal samaynta . Waxaad awood u yeelan doontaa inaad qabato hawlaha tafatirka aasaasiga ah sida goynta (cutting), jarista (trimming), goynta (cropping), ku darista qoraalka, ku darista filtarrada, iyo samaynta hagaajinta midabka aasaasiga ah.

    Talaabada
    2aad

    Adobe Premiere Pro waa software tafatirka fiidyowyada waxaane. u adeegsan kartaa ina muqalada ku jarjarto kuna habayso iyo sixitaanka midabka. Waa software-ka  hormuudka u ah suuqa filim sameeyayaasha, baahinta telefishinka, saxafiyiinta, ardayda, iyo sawir qaadayaasha. 

    Guul
    🏆

       

    Hambalyo shahadadi qaado.

    Nala soo Xariir Faafaahin Dheeri Ah

    Learning

    • Koorsooyinkeena
    • Takhasusyadeena
    • Xaqiijinta Shahaadada
    • Sheekadayda!

    Community

    • My Dashboard
    • Kulanka Ardayda
    • Qorshaha / Jadwalka
    • Abaalmarin

    Resources

    • Hagaha Ardayga
    • Su’aal & Jawaab
    • Nagu Soo Biir
    • Blog
    © 2023 - Afထgy Platform
    • Shuruudaha
    • Qaanuunka

    All Rights Reserved.​

    Report

    There was a problem reporting this post.

    Waxa ku jira qoraal aflagaado ah ama meel ka dhac ah.
    Hagardaamo ama habdhaqan cagajuglayn ah!
    Waxa ku jira war marin habaabin ama been ah!
    Haday ku yaha wax abuurayo qabyaalad ama arimo xasaasi taabanaya.
    Ka kooban spam, waxyaabo been abuur ah ama Virus.

    Block Member?

    Please confirm you want to block this member.

    You will no longer be able to:

    • Mention this member in posts
    • Invite this member to groups
    • Message this member
    • Add this member as a friend

    Please note: This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin. Please allow a few minutes for this process to complete.

    Report

    You have already reported this .