Articles

AFGBlog 2 1024x404

Dabagallida Caadada

Hordhac: Sanadka markuu ahayay 2005, waxay ahayd markaydii igu horaysay aan isticmaalo computer, waxaa cilad wayn iga haysan jirtay, isticmaalka mouseka, gaar ahan ina kala bixiyo (Right click, iyo left click), hadii lii dhaho right click taabo waxa is arkayay anoo left click taabanayo, hadii left click taabo lii dhahane waxa taabanayay left click.Sug intaanan […]

Dabagallida Caadada Read More »

AFGBlog 1 1024x404

12 Isbuuc/Sanadkii

Hordhac: Sanadka marka uu ahayay 2013 waxaa la faafiyay buug lamagac baxay ( sanadkii 12 isbuuc) 12 Week Year, waxaane qoray lawada qoraa Brain iyo Michel, Buugaani waxuu badalay fikrada dad badan habka ay u qorshaynayeen sanadka.Ane waxaan isku dayi muqaalkaani inaa ku badalo fikradaadi, sidoo kale waxaan kula wadaagayna buug aa naqshadeynay si ay

12 Isbuuc/Sanadkii Read More »

Scroll to Top