Afoogy Updates – 001 | Sagooti Freepik, Soo Dhowow Magnific: Maxaa Isbeddelay?
Sagooti Freepik, Soo Dhowow Magnific: Maxaa Isbeddelay? Dunida tignoolajiyada iyo naqshadaynta (Graphic Design) waxay cagta saartay bog cusub. Mid ka mid ah aaladaha ugu caansan ee naqshadeeyayaasha adduunka, Freepik, ayaa ku dhawaaqay isbeddel weyn oo dhanka sumadda ah (Rebranding). Hadda wixii ka dambeeya, Freepik waxaa loo aqoon doonaa Magnific. Laakiin, maxay tani uga dhigan tahay […]
Afoogy Updates – 001 | Sagooti Freepik, Soo Dhowow Magnific: Maxaa Isbeddelay? Read More »


