Is Barasho

Asc, dhammaantiin waan idin salaamay. Magacaygu waa Abdibasid Abdisamad. Waxaan ahay arday doonaya inuu barto Social Media Design. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ka mid noqdo ardayda Afoogy qaadatay, kana faa’iidaysan doonta koorsada Social Media Design. Waxaan rajeynayaa inaan aqoon iyo xirfad badan ka kororsado koorsadan. Mahadsanidiin.

Likes

Post Visibility

Abuur Qoraal Cusub

You need to be logged in to access this page.

You need to be logged in to access this page.

Login