English Diploma

Ku gaar Diplomadaani yoolkaaga brashada luqadaani, waa diplomada ugu awooda badan ee ku baxda af-somali hab online ahaan oo kula soconaysa talaabo talaabo .

Waxaa lagaga dhisaa Asaaska Naxwaha Akhriska Dhagaysiga Ku hadalka Dhawaaqa .

T.F.S

Grammar

Reading

Listening

Speaking

Phonetics

La soo Dag Afoogy App

Waxaan halkaan u joognaa inaan ku taageerno oo aan kugu hagno safarkaaga ku aaddan gaaritaanka aqoonta luqadda Ingiriisiga. Haddi aad isu diyaarinayso imtixaan, ama aa rabtid inaa horumarisid xirfadahaaga isgaarsiineed, ama aad si fudud u xiiseyso barashada Ingiriisiga, waxaad joogtaa meesha saxda ah.

ISDIIWANGALI

Xubin ka noqo afoogy adigoo account ka samaysanaya.

KHIDMADA

Iska bixi khidmada diplomada ee bilaha $11.

KU BIIR

Waxa lagugu biirin fasalka ardayda nagla soo hadal whatsapp.

Maxay Ardaydeena Naga Dhaheen!

Alx waxaan dhameeyay bishaydi uhoraysay ee kooraskaygi English ka kaas oo ay iigu talagaleen afoogy aad ayaan oogu mahadcelinayaa dhamaan macalimiintayda iyo aasaasaha iyo maamulaha bogaan afoogy Al Ustaad Salmaan maadoow waxn rajaynayaa oon doonayaa inaan sii wato barashadayda kooriska Englishka ah ee dhamaan bilaha kale ee ii dhiman i.a aad iyo aad ayaan uga faa’iiday runtii bisha iidhamaatay wax badan ayaan kafahmay oon bartay i.a ilaa aan macalinkayga #Ustaad Mustafa Arizona aan ka gaadho heerkiisa luuqadaan Englishka waxn Rabaa inaan wado barashadeeda i.a runtii Macalim Mustafa wuxuu iiyahay kudayasho fiican luuqadaan all thanks macalimintayda iyo bahda afoogy waa meel wax lagu barto meeshii ugu fiicnayn macalimiin tayo sarayso iyo farsamo casri ah OO icajab galisay ma islahaynba habkaan ayaa wax loo suuro galin karaa thanks dhamaan ardaydayda hamplyo ayn idin leedahay dhamaan
Abdirahman Hassen Dahir
Dufcada 1aad
Asc Dhammaan Maamulka iyo macalamiinta inta kumideysan Madasha afoogy platform. Waxaan idiin leeyahay shaqo fiica ayaad qabateen, waana idiinku mahad celiyaa dadaalka aad kubixiseen madashaani. Waa markayguu igu horeysay aan online wax kabarto waxaana igu dhiiro geliyay ustaa salmaan. Run ahaantii wax aan inta kusoo koobikarin ayaan halkaan ka faa iday walina waa biloow Waxaan leeyahay ardayda aaminsa in aan online wax lagabarankarin,saan anigaba horay u aamin sanaa balse markaan bilaabay aan ogaaday fadlan waxaan leeyahay sida ugu dhaqsiyaha badan kubilaawa oo nagulasoobiir madashaan aan wada faa idaysanee sida aan anigaba ufaa iiday waxbadan. MARKOOWAAD IYO LABAAD IYO SEDDEXAAD WAAD MAHADSANTIHIIN DADAALKA HALAA KASII WADA. waad mahadsantihiin
Cabdi Fataax Muxamed
Dufcada 2aad
Alx waxaa dhameeyay bishii 1aad waxaan mahadsanid leeyahy dhamaan holwadeenada afoogy platform uu ugu horeeyo ustd maadow iyo dhamaan mclmiinta kle ee kaqeyb qaatey wax baristeenii,halkaan waxaan kaqirayaa inaad nagu bixiseen dadaal dheer iyo tacliin heersare ah ugu danbeyn waxaan fursadeydaan uga faaideysanayaa inaan dhaho arday walba oo kucusub course kaan soodhawaaw waxaan kuu balan qaadayaa inaad faaiiday hadaaba course kaan iska sooqortay. Mahadsanidiin
Ahmed Mohamed Jaamac
Dufcada 1aad
Waa alla mahadiis inan kamid ahay ardayda wax kabarta madashaan qurux bdn Afoogy platform ee Sida heerka sare looso qaban qaabiyay waa marki igu horeysay oo aan online wax ku baranaayo nasiib wanaag wuxu alla ila kulmi meel iso jiidatay Habka ay wax ubarayaan ardaygooda????io nidaamka udagsan oo ah mid qufka hori usii wadi karaa waxan umahad celina dhamaan macalimiinteyda o lambar one ka ah dadaalka io juhdiga ay kubixiyeen gusha aan ka gaaray bishaan luqadaan Englishka ah waxaan rajeyna haduu Alla igaarsiiyo inan ka gaaro heerka udambeyo ee luqadaan inshalaah guul ayaa alla kabaryeyna dhamaan ardaydeyda io aniga????❤️❤️❤️❤️
Leylo Maxamad
Dufcada 1aad
Alle baa mahad dhamaanteed iska leh, marka 2aad dhamaan macalimiimtayda bahda afoogy waa u mahadcelinayaa ilaahay abaalkooda janno haka dhigo, meelo badan baa iska diiwaan galiyay si aan luuqadda uga barto runtii ma arag meel sidaan oo kale u diyaarsan, cashirada waxaa loo diyaariyay qaab heer caalami ah oo cid walbaa fahmi karto, ani ahaantayda isbadal weyn baa dareemayaa xaga luuqada Englishka oo markii hore wax badan iiga baxsanayn waxaa rajaynayaa in bilaha soo socdo koror badan iyo hormar badan aan ka samayn doono markaan dhameeyo kooraska oo dhan alle idamkii .
Maxamed Shaafici
Dufcada 1aad
Asc alxamdulilaah waxaa maanta iisoodhamaasay imtixaankii bisha koowaad ee englishka aad ayaana ugu riyaaqay habka diyaarsan ee casharada iyo imtixaanaad aad loosoomaskexeeyey loogana soobaaraandagay aad ayaad umahadsantihiin dhamaan macalimiinta ardaydana waxaan leeyahay casharada halamuraajeceeyo igu soo orod ma ahan imtixaanka oo kucelceliya si aad suaalaha ugasoogudubtaan mahadsanidiin dhamaan
Ahmed Omar Mohamed
Dufcada 2aad
Alx ALLAH ayaa mahad leh waxan ku faraxsanahay iney iso gabagabowdo month 1 Anigoo ilaa heer wax badan ka faaiiday oo iska key badaleen xaga englishka waxaa kalle oo u mahad celinayaa macalimiinta sida quruxda badan oo hagar la aanta ah inoogu soo diyaariyay casharaantan aadka losoo fududeeyay ????
Mohamud Abdule
Dufcada 2aad
Muddo ku siman ilaa afar toddobaad iyo wax la jira waxa aan maalin ba wax ka korodhsanayay aqoon iyo xirfaddo kala duwan oo la xidhiidha afka Ingiriisida. Casharrada, barayaasha, habka wax barista, waqtiga iyo dedaalka bahda Afoogy ee uu u horreeyo, ustaad Salmaan-Maaddow ma aha mid aan hilmaami karo. Si weyn ayaan ugu bogaadinayaa dedaalkaa waxtarka leh ee ay bulshadoodu ku soo celiyeen. Waa ii farxad inaan kammid ahay ardayda wax ka faa’ideysata kuna xidhan bogga Afoogy. Hambalyo ayaan markale idin leeyahay ee dedaalka sii joogteeya intaana ka sii badiya.
Ibrahim husein
Dufcada 2aad
alxm what an interesting journey it’s realy fascinating.we did it first month in the English course my teachers ,classmates and the technical team of afoogy thank you for your kind support to achieve this incredible goal. we learned basic english from scratch.we had amzing curriculum ,expert teachers who know how to simlpfy the lessons .one thing i realy love this course and make intersiting is the duration of the lessons it’s 1 to 5 minutes that increase your dopamine wich help you to watch more lessons without felling boring.also the message you recieve when you end any section that tells you are doing great is onther one that makes afoogy courses more special. last but not least anyone who read my comment and want to join this course. believe me you will not regrate your choice. wish you all the best.
Abdikariim Abdinuur mohamed
Dufcada 2aad
Alex waxa mahadle illahay igu simay inaan maanta halka sogadho . Waxaan u mahad celinayaa ustad Salmaan iyo dhamaan macalininta Afoogy. Runahaanti korsadan English wax waayiin ayaan Ka faaiday,waxanan rajayinaaya inaan Gabi ahaan BA koraska qaato iyo kuwo kalaba Illahay khayir aha siiyo ustad Salmaan oo markasda nagu dhirigaliya. Illahay dhamaan tinba abaalkina Jano ha kadhigo. شكرا جزاك الله خيرا
Yesmin Yusuf
Dufcada 2aad
Alx mar alha mhd iska leh marka xigtana nafteyda o daadashay waxan leyahy nfteyda riyadada wa rumeyn karto insha alh Marka xiga dhaman mcalimiinta iyo mamulka afoogy aad u mhsanrihiin walhi inta idinka filayy kbdn aya idinka kulmay mhdsanid I am ready me and my soul next month
Ubah Abdullahi
Dufcada 3aad
Asc dhamaan Bahda afoogy Macalimiin ,maamul iyo bahda farsamada Dhmaaantiin aaadbaad umahdsantihiin Aniga wxyaabo badanbaan ka faa iiday madashani afoogy Si khaasa wxaan aad ooga faa iiday dhnkaa iyo dhagaysiga hada kahor wxba kama fahmi jirin American accentiga lkn hada wxd moodaa inaan wxbadan soo fahmay Hada kahor way jirty inaan isku dayay inaan online wx ku Barto lkn sidan oo kale wali ma arag meel wx loogu baro Marakle waad mahdsantihiin dhamaantiin
Iqra Maxamed cabdi
Dufcada 3aad
Asc aadban ufaraxsanahay madaama aan kagudbay imtixaankii waxaa mahadaas iskaleh alle weeyne kadibna macalimiintayda sharafta badan alle haidiinka abaal mariyo dadaalkaad inoomuujiseen. waasuaale xageen kaladagaa shahaadada
Yaasmiin Cismaan
Dufcada 3aad
ajiib waxaan wax loo dhigo lahayn sida quruxda badan ee aan caajiska lahayn ee aad coursekan ugu fara yareesateen bahda Afoogy dhamaantiin waan idiin mahadcelinyaaa. qaasatan ustaad salmaan maadow oo macalimiintaan wanwanaagsan isku keenay aqoontooda & hab baristooduna waa cajiib ilaahay ha idiin barakeeyo macalimiintayda. ma sugi karo inaan bisha 2aad illaa midda 12aad aan isla gaarno ilaahay si wanaagsan hanoogu soo gabagabeeyo. Qaab kle oo coursekan loo cabiri karo ma jiro, markay ugu yartahay 20+ courses oo aan online ku qatay ma arkin coursekan mid aan ka xasilooni & wax fahmid badanahay waqti yarna uu iiga baxay alxamdulillaah.
waa Alle mahadii Alx MONTH TWO si nabad ah ayaan ku dhameeyey, runtii waxaan u mahadcelinayaa dhammaan maclimaanta iyo maamulka, bahda afoogy, oo u taagan iney hormariyaan ardeydooda, alx 2daan bil aan dhiganaayey COURESKAN barashada luqada ENGLISH KA wax badan ayaan is ka key badaley, kana bartey, ha ahaato dhanka PRONUNCIATION KA, GRAMMAR KA, WORDS KA, READING, IYO qaababka ay ugu dhawaaqan dadka luqada u dhashey { NATIVE SPEARS }KA qaabke u soo gaabiyan JUMLADA oo ah ” CONTRUCTION & REDUCTIONS KA” WAXA AY DHAHAAN. iyo in badan aan inta ku soo koobi karin. 100% WAXAAN U MAHADCELINAYAA MACLIMIINTEENA SHARAFTA LEH OO INOO HAGAR BAXAY, WAXAAN LEE YAHAY ALLE HA IDINKA ABAAL MARSHO, DADAALKIINA AADKA U SAREEYO AAD INOO BIXISEEN, MAHADSANIDIIN BAHDA AFOOGY. insha allah waxaan rajeynaa inta dhiman in si nabad ku dhameyn toono.
!!! الحمدالله Alle ayaa mahad iska leh noo suura galiyey dhammaynta bishii 2aad ee course-sada English-ka. marka 2aad waxaan u mahad celinayaa dhammaan bahda Afoogy ee sida hagar la’aanta ah u soo diyaariyey koorsadan qiimaha badan ee aadka u xiisaha badan waxaana leeyahay dadaalka wagaagsan ee aad waddaan halkaas ka sii wada inshaallaah Alle na ha idiin fududeeyo hawshaas. Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dhammaan ardayda aan isku dufcada nahay waxaan Leeyahay dadaalka sii wada ilaa dhammaadka inshaallaah.
Maxamuud C. Ismaaciil
Dufcada 2aad
Aad bay wax iskay badaleen runtii wax badan mugdi igaga jiray ban kubartay wxan isdhaha hadad kooriskan camal goor dheer helilahed yoolka aad luuqadan kaledahy waa gari lahayd. Aad baan oogu faraxsnhy inaan kamid noqdo aradada afoogy. M.a maclimin qibrad uleh waxay dadka barayan unbaan arkaa. thnks all my teachers ugu horeyo ustad salman madow jazakallaahu qayral jazaa.
waxan ugu mahad cela bahda afooge sida wacan ay diplomadan noogu soo diyariyeen sidan hada ana ahan wan ku qanacsanahay waxii kawanagsan waa xagiina team afoogy dhamaan macalimiintayda waan uwada mahadcelina. sida wacan ay cashirada inoogu soo diyariyan
Yacquub Muuse
Dufcada 2aad
Waxan aaminsana inan waligey heleenin Cid sidaan wax noo barta online ka waxan ķa qabay cabsi waxan u malen jiray kaliya in lacagta layga qadanayo aana wax ka faai deynin tasna waxa u sabab ah waxan tijabiyay dhowr meel lacag badan iga qasartay alx meshan waa meesha ugu wanagsan ee somali wax looga barto waxa rajayna in aan idinka heli doono mustaqbalka wax walboo oo la barto wax yabo badan Aya jira on jeclhy inaan Barto laakiin waan waayay bare somaliyeed oo si daacad ah ii Bara mustaqbalka waan rajayn doona inan inta ka helo insha alaaaaah thanks Waxaan idin Lee yahay waxad haysan howl adag iyo dadaal Wana aragna waxad noo qabateen ad bn idinkaga mahadnaqayna
Waa ku mahadsantihidiin dhamaan Bahda afoogy, wax badan baa iska kay badalay, fahan buuxa horay ugama haysan English hadana suuro fiican baa ka haystaa luuqadda in aan dhameeyo baa rajaynayaa . Macalimiinta dhamaantood alle ha dhowro sida ay noogu dadaaleen.
Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?