Afoogy Courses
Halkaan waxaad ka heli doontaa koorsooyin tayo sare leh oo kaa caawinaya inaad barato, horumariso, oo dhisto xirfado dhab ah mustaqbalkaaga.
Koorso kasta waxaa loo sharaxay si fudud, iyadoo la raacayo casharro tallaabo-tallaabo ah, tusaalooyin iyo layliyo ku habboon bilowga iyo ardayda jecel waxbarashada joogtada ah.
Nala Baro!
Halkaani ka raadi koorsada kugu habboon,
Kuna baro wakhtigaaga iyo goob walba jogtid, Afoogy waa hagahaaga saxda ah..
Ujeeddadeena:












