Si Aad ugu mid noqoto Ardayda afoogy raac talaaboyinkani hoose
Tallaabada ugu horreysa waa inaad iska diiwaangeliso bogga Afoogy Platform.
Waxaa lagaa rabaa inaad sameysato akoon, adigoo taabanaya link-gan hoose
Halkaan guji si aad isu diiwaangeliso
Kadib markaad isdiiwaangeliso, iska bixi lacagta khidmada koorsada ama takhasuska aad rabto.
Waxaad ka heli kartaa dhammaan takhasusyada iyo koorsooyinka aan bixino adigoo gujinaya link-gan hoose
Halkaan ka fiiri Takhasusyada iyo Koorsooyinka
Fadlan noo soo gudbi xogtaada adigoo nala soo xiriiraya telefoonkeena whatsAppka halkaani.
Markaad soo dirayso fariinta, ku soo lifaaq 3-dan xog ee muhiimka ah:
1. Magaca aad isku diiwaangelisay ama emailka aad isticmaashay.
2. Lambarka aad lacagta khidmada kasoo dirtay.
3. Koorso ama Takhasuska/ Fasalka aad rabto.














