Welcome

Wadajir aan ku gaarno guul iyo horumar.

Meel Walba
Xilli Walba

Casharro gaagaaban oo maskaxda si fudud u galaya, muuqaallo tayo sare leh oo ay bixiyaan khabiiro aqoon dhab ah u leh waxa ay ku barayaan. Wax walba si cad, fudud, oo xiiso leh ayaa laguugu sharaxayaa.

Waxbarasho Xad La’aan Ah

La soo Dag Afoogy App

Kororso Xirfad Cusub

Baro xirfado cusub la Xiriirta Waxa danaynayso adigoo gurigaadi jooga.

Macaliminteena

Kabaro Culuumta kala duwan Maclimiin Aqoon Dheeri u leh Waxay kusoo Gudbinayaan.

Casharadeena

Casharo oo marwalba la cusboonay siinayo -Update-ah oo tayo sare leh, la socdo kadis iyo shaqooyin.

Shahaado

Hel marwalba dhamayso course shahaado cadaynaysay xirfada baratay.

Nala Baro!

Halkaani ka raadi koorsada kugu habboon,
Kuna baro wakhtigaaga iyo goob walba jogtid.

Si Aad ugu mid noqoto Ardayda afoogy raac talaaboyinkani hoose

Tallaabada ugu horreysa waa inaad iska diiwaangeliso bogga Afoogy Platform.
Waxaa lagaa rabaa inaad sameysato akoon, adigoo taabanaya link-gan hoose
Halkaan guji si aad isu diiwaangeliso

Kadib markaad isdiiwaangeliso, iska bixi lacagta khidmada koorsada ama takhasuska aad rabto.
Waxaad ka heli kartaa dhammaan takhasusyada iyo koorsooyinka aan bixino adigoo gujinaya link-gan hoose
Halkaan ka fiiri Takhasusyada iyo Koorsooyinka

Fadlan noo soo gudbi xogtaada adigoo nala soo xiriiraya telefoonkeena whatsAppka halkaani.
Markaad soo dirayso fariinta, ku soo lifaaq 3-dan xog ee muhiimka ah:

1. Magaca aad isku diiwaangelisay ama emailka aad isticmaashay.
2. Lambarka aad lacagta khidmada kasoo dirtay.
3. Koorso ama Takhasuska/ Fasalka aad rabto.

Ardaydeena way ina jecel yihiin! ❤️

Waxaan had iyo jeer ku abuurnay wax ku ool ah, sheekaday nala soo wadaageen hoos ka fiiri.

Koorsadani waa mid aad u Tayo fiican Hadii aad below tahay iyo Hadii ay wax Ku below ahayenba Àfoogy waa website aad u Tayo fiican Oo aad wax badan Ka faiidi doonto ……

Ahmed Omar

coursadani waa koorso anfacaysa qof kasta ooraba inuu noqdo graphic design, waa website wanaagsan sifiican looga shaqeeyay loona design gareeyay waxbadana laga faa iidayo si yaroo fudud wana ka helay runtii

Nasra Saalax

waa course aad u fen si wngsn oo si degana loo diyaariyay, waxbadana aan ka faa’iidnay… mahdasanidiin. waa website si qurux bdn oo habeesan loo
diyaariyay.

Fartuun yuusuf

Kaalay, nagu soo biir!

Waxaan leennahay yool , kaas oo ah inaan wax ka badalno nolasha hal milyan arday oo ku hadla luqada soomaaliga.

Likes

Comments