About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
You must be logged in to post a comment.
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
Please note: This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin. Please allow a few minutes for this process to complete.
Asc ustadi pdf halken kala so dagaya
cashar walba buug yarihiisa wuu la socdaa
Ustaad xarfaha waan dhameeyay ma walibaa casharka xigga
Asc wr wb Ustaad casharadii aan soo dhaafay si aad u waadax ah ayn u fahmay haday noqon lahayd dhawaaqooda iyo qoraalkooda inkastoo wax yar xuruufaha qaar ku celcel badan iiga baahan yihiin qoraalkooda sida kale habka gudbinta casharada waa heer aad u sareeyo mahadsanid Ustaad.
Masha allah ad iyo ad ayan ugo farxay dhirigilinta ad isisan mar waliba wadna ku mahadsantihin dadalkina alle ha idinka abalmariyo insha allah salman madow salan qas ah iyo mahadcelin qas ah mhdsanid ustad mufakir mucalim somaliyed
M.a aad iyo aad ayaan uga fa,iday koorsadaan waxaana loo soodiyaariyay si wangsan oo habaysan runtii qof waliba fahmi kara. Waxaan u mahadcelinayaa macalimiinta koorsadaan soodiyaariyay iyo maamulka oo ugu horeeya mr.salmaan maadow waxaan idin leeyhay hormar wanagsan.
adigu ma dhigatay coursadan sxp , aniga waxaa dhamad ii maraya adobe illustorator
Alxmdulilah waan dhamayay cutubki kobad. Aad ayana igu faraxsanahay inan ka mid ahay ardayda Afoogy waxan rajacynaay inan wakhti aan dheeray book kasta oo afcarabi ku odhan inan akhrisan doono bi’idin allah. Wad mahadsan tihin macalinta Ilahay ha idinka ajar siiyo cilmiga aad na baraysan.????
dhamaan bahda afooogy man umahad calinaya macalin fikradeydu wax tahay in lagusokordhiyo afoogy qeyb ardey da iskuulka kaweynatey ay waxkubarn karaan anugu waxan ahay ardey ah xasle waxn jacelahay in is kuulka kunoqdo si aan uga qalinjabiyo jaamacad taasi wey surtagali weyday marka warka nuxurkisu waa afoogy hanoqoto mid dhaman bulshada sacida Marka codsigeygu iskuulka 1aad 12aad kaorso quseysa 12 galaas halugu sokordhiyo madasha afoogy galasyadaa kayar xaga mudada iskuulka wataa taladeydu anoo ah ardey ka mida ardeyda afoogy
Alx waxaa maanta isoo dhamaatay bisha 1aad ee koorada aasaasiga ah ee luuqada carabiga marka hore Allah ayaa mahada iska leh marka xigtana waxaa mahada is ka leh macalamiintayda sharfata leh Allah ha abaal mariyo dadaal kooda aduun iyo aakhiraba
Asc Afoogy courses school waxaan ubaahnaa inaad Iga caawisaan qaabka loogalo casharda kadib lacag bixinta kagadaal.
Scw anigu waxan ahayn arday cusub markaaa sidee ayaan ku heli karaaa casharkaygi