Bisha 1aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad

Is diwaangalinta Dufcada 1aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

About Instructor

Kama Diiwaangashnid
Iska diiwangali Kooraskan

Course Includes

  • 38 Chapters
  • 249 Lessons
  • 30 Quizzes

Responses

  1. Asc ustaad. Diploma-daan waxaan iska diiwaan galiyay 05/12/2023. Wwxaana dhameeyay Wuxdada koowaada ee koorsada ,se hadda wax ii shaqeenayo ma laha ,wuxuuna ileeyahay kama diiwaan galsanid, linkiga haddaaan gujiyana wax iima shaqeenayo

  2. Asc dhamaan bahda afoogy khaas ahaan macalin salmaan iyo omar. Waxa idinkaga mahadcelinayaa sida bishaan nooga faaideeseen noona barteen hab fudud waliba ardayga sificn u fahmi karo iyo ku cel Celin badan usameeye macalin omar. Bishaaan waxay iga caawisay inaa kor u qaado luqadeyda 4rta skill oo looga bahanyhy luqad kasta.
    القراءة
    الكتابه
    استماع
    الكلام
    Mahadsanidiin waxa rajeynayaa inaa sii wato insha allah.

  3. Asc salan ka dib run ahaanti marka aan ku soobiiray madasha afoogy waxbadan ayaa isebadalay alle ayay mahadi usognatay alle mahadiina waxan helnay madasha afoogy oo dhistay morelkeena iyo maskaxdeena
    Waxan idin leyahay dadaal iyo johdi ayad galiseen alle hanigu abaal mariyo johdigiina iyo waatiga badan aad galiseen oo inoo hurteen inan ka faaidaysanno madasha afoogy waxaana lajan qadeen jiilka sookorayo alle hanaga dhigo jiil ku barbaaray cilmi diin iyo xerfad dhamaan bartay
    Waxaana idin rajaynayaa madasha afoogy Guuul iyo hormar wanagsan
    Guuleesta madasha afoogy ✍️

  4. Asc wlhi inta aanan iska diiwan galin kooraskan iyo hda farqi wayn ayaa u dhaxeeyo aad baad umahadsantihiin madasha afoogy sida wanaagsan ee loo diyariyay koraskan.
    Aad baan ugu mahadcelinayaa macalin cumar sida wanaagsan oo u cashirka inoogu sharxay

  5. Waxaan dhihi lahaan uun guud ahaan cashirada sharxidooda iyo soo diyaarintooda muqaal ahaan waa kuwa aan ku qancay.
    waa mahadsantihiin bishan iyo cilmigaa ii faa ideeseen maclinka iyo maamulka afoogy.

  6. Maansha allah sida aad wax u wadaan runtii waa si wanaagsan wax khaldan oo aan dhihi karo halaga baldalo koorsadan runtii ani ahaan teyda ma arko.
    Wax iska badalka xaga luuqada maanta waxaan awoodaa lab iyo dhedig ba in aan si caadiya ku salaami karo Luuqada Carabiga, kuna waeydiin karo halka uu kayimi,halka uu udhashay,halka uu dagn yahay.
    Waxaan rajeynayaa ilaa shahaadada aan ka qaadanayo in aan sii joogo hoyga waxbarashada ee Afoogy Academy
    Runtii mar labaad waxaan idin leeyahay waad Mahadsan tihiin.

  7. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته
    Alle ayaa mahada iskaleh nagu kulmiyay bartaan Afoogy waxaana dhameeyey qeybtii ugu horeeysay luqada carabiga wax badan ayaan ka faaiiday waxaan rajeeynaayaa in aan sii wadadoono haduu alle idmo macalimiinta meeshaan ayaan ka salaamaaya qaasatan macalin Omar iyo macalin Salmaan

  8. Wlhi malinkan biilaabay iyo mantaa farqiiwaynbaa idheexeeyaa wax cilaada onkaa kulmaynaa maa jirtoo ustaad salman iyo macalimintaa kale dhamantiin abalkiina allah janatul firdawsa aclaa kaadhiigoo

  9. Asc salan ka dib run ahaanti marka aan ku soobiiray madasha afoogy waxbadan ayaa isebadalay alle ayay mahadi usognatay alle mahadiina waxan helnay madasha afoogy oo dhistay morelkeena iyo maskaxdeena
    Waxan idin leyahay dadaal iyo johdi ayad galiseen alle hanigu abaal mariyo johdigiina iyo waatiga badan aad galiseen oo inoo hurteen inan ka faaidaysanno madasha afoogy waxaana lajan qadeen jiilka sookorayo alle hanaga dhigo jiil ku barbaaray cilmi diin iyo xerfad dhamaan bartay
    Waxaana idin rajaynayaa madasha afoogy Guuul iyo hormar wanagsan
    Guuleesta madasha afoogy ✍️

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?