Enroll in this course to get access

Bisha 2aad || Diplomada luqadda Carabiga- Heerka 1aad

Is diwaangalinta Dufcada 1aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

About Instructor

Kama Diiwaangashnid
Iska diiwangali Kooraskan

Course Includes

  • 39 Chapters
  • 229 Lessons
  • 31 Quizzes

Responses

  1. Runtii madasha Afoogy waa madal loo baahan yahay hadeer iyo hadhow ba/ maanta iyo biri l, waxaana filayaa 4’ta Book ee ugu horeeya hadii aan dhameeyo in aan la sheekeysan karo/ lakaftami karo Dadka u dhashay Luuqada carabiga.
    Markale waxaan idin leeyahay hawlwadeena madasha Afoogy aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin,Macalin Cumar isagana waxaan lee yahay alle ha barakeeyo runtii si dagan ayuu usharaxayaa kuuna fahamsiin.

  2. Alxamdulillah alxamdulillah, marka Illaahey ayay mahadi usugnaatay, marlabaad waxaan umahad celinayaa Macalin Cumar oo si heersare ah wax noo fahansiiyay, waxaan kaloon u mahad celinayaa walaalaha bahda Afoogy oo iyagu markasta na garabtaagnaa oo ciladaha yimaada xaga Website ka noo xalinayay.
    Mahadsanidiin dhammaantiin.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?