Month Five || English Diploma – Level Two

Current Status
Not Enrolled
Price
Closed
Get Started
This course is currently closed

Price: $11/bishii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

13 thoughts on “Month Five || English Diploma – Level Two”

  1. Amin Kasim Ahmed

    Alx, waxaan odhan karaa tani waa bishaydii shanaad ee xidhiidh ah ee aan wado course ka EN taas oo aan wali aanan ka caajizin ALLA mahad iska leh.
    kasogowna team afoogy u mhd-clny.
    THANKS A MILLION.

  2. Abdirahman Hassen Dahir

    Alx alx alxmdullilaah rabil caalamiin
    Ugu danbayn waxn dhameeyay bishii 5 aad ee coursadan englishka
    Waxaan rajaynayaa in alle iisiiyo dulqaad badan iyo dadaal uuna iisii siyaado barashada luuqadaan
    Sido kle mahad balaadhan waxaa leh bahda afoogy haday maamul tahy iyo haday mucalimiin tahy ilaa farsamada waan idin xasuusan doonaa ????????????????

  3. alx allahii naga dhigay islaam mrka xigta mclamiinta umahad celinaa qaasatan maamulha afoogy mhd celin kdib alx O bishii 1aad si cfmd qab ah inoso dhameyey ina fahan siiyey wax badan macaliminta dhmn ajir ioxasanaad alle hka siiyo allene wxaan ka baryaa bishan inoo ino fududeeyo hormarka afoogy aad ayn aga helay m.a mclmiin aad u wngsn casharo isku xeran m.a alle haidin xfido Asc

Leave a Reply

Scroll to Top