Adobe Illustrator CC
Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale.
Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production).
Adobe Illustrator CC Read More »










