Month Eight || English Diploma – Level Two 6 Comments / By Afoogy Staff / October 20, 2024 Current Status Not Enrolled Price $11.00 Get Started This course is currently closed Price: $11/bishii Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali
Sacdiyo Yuusuf cali January 28, 2025 at 12:27 am Waxbadan baaiska key badalay haday noqoto speaking haday noqoto xaga fahamka owal fahamkayga aad buu uliitay hadana aad buu ufiicanyahay sidookale writingka hada waan aqaan sida waxlooqoro oo wax waan qoraa owal maan aqoon taasna idinkaa igacaawiyey aad baan idinkaga mahadcelinayaa waxaa jeclan lahaa in lagusoodaro qebta phonetics ka shadowing or tongue twister Macalimiintayda aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinaa dadaalka iyo waqtiga aad u hurteen inaan horumar sameeyo. waxaan waxbadan kafaaiiday cashiradiina.mahadsanidiin dhamaantiina waxaaa niirajaynaa guul iyo caafimaad Log in to Reply
Anas c/casiis xasan February 28, 2025 at 5:12 pm It really change my mind afoogy Thanks for the dedication Log in to Reply
Abdulaahi maxamuud Afrax March 12, 2025 at 12:10 am Ugu horeyn: ○Alle ayan ugu mahad celinaya oo ii ogoladay in aan kamid noqdo dufcada 4raad Kana sii mid ahaado ardayda dhamenesa level two / moth8. ○Waxan kalo u mahad celinaya mamulka iyo Macaliminteda sharfta iyo qimaha badan. ○Dacaddi, inta’aan ku so biirin barta Afoogy English kega zero ayu ahaa. Haddane heerkega aad buu u sareya. Waxan daremaya is badal fiican Hadday noqon laheed fahanka ama ku hadalka luuqadda . Taasina dadaalkeda waxa leh macaliminteda Si gaar ah ayan ugu mahad celinaya. Log in to Reply
Mohamed Ahmed April 11, 2025 at 12:06 am Masha allah meel fiican ayay wax ii marayaan waana mahadsanyihiin macalimiinta iyo maamulka afoogy. macalimiinta waa ducaynayaa Alle ha barakeeyo. Log in to Reply
SUCDI Hasan April 15, 2025 at 2:56 pm Alxdlh ilhay aya mahdaiskleh morkhro marka labad waxan umhd celinyaa macaliminta dhamn waxbdn ayaan kafaa iidy labdii level maso kobikro kahor intaan bilabn cshirda afoogy runahntii kuma hdlikarin luqda English hada lakiin alxdlh badanaa dadka anlahadlo waxay amana pronunciation oo ankabrty afoogy qabta dhisida pronunciation Log in to Reply
i want to learn English
Waxbadan baaiska key badalay haday noqoto speaking haday noqoto xaga fahamka owal fahamkayga aad buu uliitay hadana aad buu ufiicanyahay sidookale writingka hada waan aqaan sida waxlooqoro oo wax waan qoraa owal maan aqoon taasna idinkaa igacaawiyey aad baan idinkaga mahadcelinayaa waxaa jeclan lahaa in lagusoodaro qebta phonetics ka shadowing or tongue twister
Macalimiintayda aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinaa dadaalka iyo waqtiga aad u hurteen inaan horumar sameeyo. waxaan waxbadan kafaaiiday cashiradiina.mahadsanidiin dhamaantiina waxaaa niirajaynaa guul iyo caafimaad
It really change my mind afoogy
Thanks for the dedication
Ugu horeyn:
○Alle ayan ugu mahad celinaya oo ii ogoladay in aan kamid noqdo dufcada 4raad
Kana sii mid ahaado ardayda dhamenesa level two / moth8.
○Waxan kalo u mahad celinaya mamulka iyo Macaliminteda sharfta iyo qimaha badan.
○Dacaddi, inta’aan ku so biirin barta Afoogy
English kega zero ayu ahaa.
Haddane heerkega aad buu u sareya.
Waxan daremaya is badal fiican
Hadday noqon laheed fahanka ama ku hadalka luuqadda .
Taasina dadaalkeda waxa leh macaliminteda
Si gaar ah ayan ugu mahad celinaya.
Masha allah meel fiican ayay wax ii marayaan waana mahadsanyihiin macalimiinta iyo maamulka afoogy.
macalimiinta waa ducaynayaa Alle ha barakeeyo.
Alxdlh ilhay aya mahdaiskleh morkhro
marka labad waxan umhd celinyaa macaliminta dhamn
waxbdn ayaan kafaa iidy labdii level maso kobikro kahor intaan bilabn cshirda afoogy runahntii kuma hdlikarin luqda English hada lakiin alxdlh badanaa dadka anlahadlo waxay amana pronunciation oo ankabrty afoogy qabta dhisida pronunciation