Month Eight || English Diploma – Level Two

Current Status
Not Enrolled
Price
$11.00
Get Started
This course is currently closed

Price: $11/bishii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

6 thoughts on “Month Eight || English Diploma – Level Two”

  1. Sacdiyo Yuusuf cali

    Waxbadan baaiska key badalay haday noqoto speaking haday noqoto xaga fahamka owal fahamkayga aad buu uliitay hadana aad buu ufiicanyahay sidookale writingka hada waan aqaan sida waxlooqoro oo wax waan qoraa owal maan aqoon taasna idinkaa igacaawiyey aad baan idinkaga mahadcelinayaa waxaa jeclan lahaa in lagusoodaro qebta phonetics ka shadowing or tongue twister
    Macalimiintayda aad iyo aad ayaan ugu mahadcelinaa dadaalka iyo waqtiga aad u hurteen inaan horumar sameeyo. waxaan waxbadan kafaaiiday cashiradiina.mahadsanidiin dhamaantiina waxaaa niirajaynaa guul iyo caafimaad

  2. Abdulaahi maxamuud Afrax

    Ugu horeyn:
    ○Alle ayan ugu mahad celinaya oo ii ogoladay in aan kamid noqdo dufcada 4raad
    Kana sii mid ahaado ardayda dhamenesa level two / moth8.
    ○Waxan kalo u mahad celinaya mamulka iyo Macaliminteda sharfta iyo qimaha badan.
    ○Dacaddi, inta’aan ku so biirin barta Afoogy
    English kega zero ayu ahaa.
    Haddane heerkega aad buu u sareya.
    Waxan daremaya is badal fiican
    Hadday noqon laheed fahanka ama ku hadalka luuqadda .
    Taasina dadaalkeda waxa leh macaliminteda
    Si gaar ah ayan ugu mahad celinaya.

  3. Masha allah meel fiican ayay wax ii marayaan waana mahadsanyihiin macalimiinta iyo maamulka afoogy.
    macalimiinta waa ducaynayaa Alle ha barakeeyo.

  4. Alxdlh ilhay aya mahdaiskleh morkhro
    marka labad waxan umhd celinyaa macaliminta dhamn
    waxbdn ayaan kafaa iidy labdii level maso kobikro kahor intaan bilabn cshirda afoogy runahntii kuma hdlikarin luqda English hada lakiin alxdlh badanaa dadka anlahadlo waxay amana pronunciation oo ankabrty afoogy qabta dhisida pronunciation

Leave a Reply

Scroll to Top