ADVANCED || VN-Mobile Video Editing

Koorsadaani waxaa ku barnayna sidaa mobaylkaadi ku khaaska aa ugu soo saari lahayd muqaal tayo leh, adoo aadan adeegsan wax computer, kaliya waxaa adeegsanayna mobylkaadi ku khaaska ah.Koorsadaani waa koorsa ka horumarsan koorsadii hore aa kusoo baranay asaasitaayta barnaamijka, hadaadan soo baran koorsadaasi waa kula talin lahayn inaa soo daristo, si aa ula qabsato koorsadaani, …

ADVANCED || VN-Mobile Video Editing Read More »