Bilowga Bisha 4aad-EngB223

Dufcada 1aad (EngB223) ee Diplomada luqada englishka ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 12aad (Week 13) ahna isbuuca ugu horeeyo bisha 4aad.

Bilowga Bisha 2aad-ENGB323

Aradayda Dufcada 3aad (ENGB323) ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 5aad (Week 5) ee bisha 2aad.

Bilowga Week 14-EngB223

Aradayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 14aad (Week 14) ee bisha 4aad.

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?