Billowga bisha 3aad (Week 9)

Ardayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doona bisha 3aad kuna beegan Usbuuca/Todobaadka 9aad (Week 9).

Bilowga Week 15-EngB123

Waxa bilaaban doono todobaadka 15 ee bisha 4aad ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Billowga bisha 3aad (Week 10)

Waxa u bilaaban doono Ardayda B223 todobaadka 10/week 10 ee bisha 3aad ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Bilowga Week 16-EngB123

Waxa bilaaban doono todobaadka 16 ee bisha 4aad ahna todobaadka ugu danbeeya Level One ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Todobaadka (Week 12) B223

Waxa u bilaaban doono Ardayda B223 todobaadka 12/week12 ahna todobaadka ugu danbeeya ee bisha 3aad ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?