Bilowga Week 6-ENGB223

Aradayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 6aad (Week 6) ee bisha 2aad.

Bilowga Week 7-ENGB223

Aradayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 7aad (Week 7) ee bisha 1aad.

Bilowga Bisha 4aad-EngB123

Dufcada 1aad (EngB123) ee Diplomada luqada englishka ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 12aad (Week 13) ahna isbuuca ugu horeeyo bisha 4aad.

Todobaadka ugu danbeya Bisha 4aad-ENGB123

Waxa bilaaban doono todobaadka 16 ee ah todobaadka ugu danbeeya bisha 4aad. ahna bisha ugu danbaysay ee lavel koowaad  ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?