Bilowga Bisha 4aad-EngB123

Dufcada 1aad (EngB123) ee Diplomada luqada englishka ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 12aad (Week 13) ahna isbuuca ugu horeeyo bisha 4aad.

Todobaadka ugu danbeya Bisha 4aad-ENGB123

Waxa bilaaban doono todobaadka 16 ee ah todobaadka ugu danbeeya bisha 4aad. ahna bisha ugu danbaysay ee lavel koowaad  ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Todobaadka ugu dambeya Bisha 2aad-ENGB223

Aradayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doonta Usbuuca/Todobaadka 8aad (Week 8) ee bisha 2aad ee ah todobaadka ugu dambeeya bishaasi.

Bilowga Week 14-EngB123

Waxa bilaaban doono todobaadka 14 ee bisha 4aad ee ardayda diplomada luqadda ingiriisiga

Billowga bisha 3aad (Week 9)

Ardayda Dufcada 2aad (ENGB223) ayaa waxa u bilaaban doona bisha 3aad kuna beegan Usbuuca/Todobaadka 9aad (Week 9).

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?