• 12 Week year Plan

      Fur kartidaada oo ku beddel habkaaga wax-soo-saarka [ Qorshaha Sannadka 12 toddobaad ] Koorsadaani waxaa si taxadar leh ugu naqshadaynay xirfadleyda, ganacsatada, tababarayaasha, lataliyeyaal, ardayda, iyo…

      anaasir abaadir
      2 Comments
    • Profile photo of Salmaan Maadow

      Salmaan Maadow posted an update 2 months ago

      2 months ago (edited)

      284
      4
      1
      0

      Ogaysiis

      Assalamu alaikum

      waxan rabay ardaydeena afoogy ina idin ogaysiiyo hada kamid tihay ardayda iska diiwaangaliyay inay kasoo qaybgalaan Kulanka Sannadka ee jiheynta Dhallinyarada!

      🗓️ Maalinta: Arbaco | 25-Dec-2024

      📍 Goobta: KM5 Zoobe Summer Cafe

      🕒 Waqtiga: 3:00 PM

      fariintiina waa naso gaartay fadlan waqti hore kulanka imaada si kursi aa…

      Read more

      Love
      Abdirizak Ahmed, cadnaan yuusuf and 13 others
      1 Comment
    • Public Speaking

      Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna Fagaare ka hadalka “Public Speaking” oo si xirfadaysan aan usoo habaynay. Waxaan ugu talagalnay koorsadaani: Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in…

      shaaka803, an_09mare and axmedkaafi
      0 Comments
    • Content Creation

      Fikradahaaga u beddel Nuxur saamayn leh! Gudaha u gal caalamka hal-abuurka iyo nuxur abuurista. koorsadaani horumarsan qaabka u naqshadaynay waa mid iskugu jira aragti iyo pracatical si loo xoojiyo fahamka…

      ibnuahmed
      1 Comment
      • 336
        7
        2
        1
        course waxa igu so aaday waqti aan ugu baah badna rayi iyo qof iga haga ustaad salmaan adaan kaga mahd celinaa inti ubahnaa iyo kabdn waka helay insh alh qorshaha aan kala haa mira dhalkiisa mar un wakula… Read more
      • 284
        4
        1
        0

        Assalamu Calaykum

        Waxaan kusoo kordhinay qaybtaani cusub websiteka iyo appkaba waxaan rajayn inay ziyaadin doonto isdhexgalka ardyda kagana maarmi doonan meelaha kale.
        sidee u aragtaaan qaybtaani What’s New? oo macnaheeda tahay Maxaa cusub?

        Mahadsanidiin 🥰

        Love
        Mahad Mohamed, MOHAMED ABDISALAN and 31 others
        6 Comments
        View more comments
      • Social Media Design

        Ku hormari ganacsigaaga iyo xirfadaadi koorsadayada dhamaystiran ee Nakhshadeynta sawirada baraha bulshada Bulshada (Social media Designs).Waxaa si gaar ah ugu talaglnay naqshadeeyayaasha,…

        • 11
          1
          0
          0
          Koorsadan waxa an ka faa'iday waayo aragnimo badan iyo in aad si fudud wax u curin karto aad ayaad ugu mahadsan tahay ustaad salmaan madow in ka badan 7 sano ano ku taxnaa wax dhigistada iyo aqoontaada hufan ustaad
        • Social Media Marketing

          Iktishaaf Awooda Suuqgeynta Dijitaalka ah  Dunida dhijitaalka ah ee xawliga ku socda ee maanta, inaa itqaaniso suuqgeynta warbaahinta bulshada ayaa lama huraan u ah guushaadi. Waxaan ku faraxsanahay inaan…

        • Aasaaska Suuqgeynta Dijitaalka ah

          Gudaha u gal awoodda dhijitaalka ah koorsadayada dhamaystiran, “Aasaaska Suuqgeynta Dijital ah – Koorsada 1aad” Yaa Loogu talagalay: Waxaad baran doontaa: koorsadan waxaan ku bixinayna hordhac toos ah…

        • Load More
      Nala soo xariir
      1
      Caawin!
      ASC ????
      Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?