• 284
    4
    1
    0

    Assalamu Calaykum

    Waxaan kusoo kordhinay qaybtaani cusub websiteka iyo appkaba waxaan rajayn inay ziyaadin doonto isdhexgalka ardyda kagana maarmi doonan meelaha kale.
    sidee u aragtaaan qaybtaani What’s New? oo macnaheeda tahay Maxaa cusub?

    Mahadsanidiin 🥰

    Love
    Mahad Mohamed, MOHAMED ABDISALAN and 31 others
    6 Comments
    View more comments
Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?