Month Five || English Diploma – Level two

Price: $11/bishii

Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali

About Instructor

Kama Diiwaangashnid
Iska diiwangali Kooraskan

Course Includes

  • 36 Chapters
  • 145 Lessons
  • 30 Quizzes

Responses

  1. Alx, waxaan odhan karaa tani waa bishaydii shanaad ee xidhiidh ah ee aan wado course ka EN taas oo aan wali aanan ka caajizin ALLA mahad iska leh.
    kasogowna team afoogy u mhd-clny.
    THANKS A MILLION.

  2. Alx alx alxmdullilaah rabil caalamiin
    Ugu danbayn waxn dhameeyay bishii 5 aad ee coursadan englishka
    Waxaan rajaynayaa in alle iisiiyo dulqaad badan iyo dadaal uuna iisii siyaado barashada luuqadaan
    Sido kle mahad balaadhan waxaa leh bahda afoogy haday maamul tahy iyo haday mucalimiin tahy ilaa farsamada waan idin xasuusan doonaa ????????????????

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?