Computer Basics
- Macalinka Koorsada: Salmaan Maadow
- Heerka (Level) Koorsada: Bilow
- Maxaa lagaaga baahanyhay: Computer ama Mobayl.
Koorsadaani barnaamijkaa ku baranayno oo ah “Power Point”, uma baahnid inaad noqoto naqshadeeye ama designer si aad u abuurto bandhigyo muuqaal leh oo qurux badan.
Waxaa kugu baranay guud ahaan barnaamijkaasi sidaa u isticmaali lahayd, anagoo kaaga bilaabayno heer dhexe ilaa aa ku gaarsiinayno heer dhexe
Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.
Coursadani waxaa ku baranayna Barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft ee Excel .
Koursadani waxaa ku baranayna barnaamijka ugu caansan ee lagu qorto documentska Microsoft word.