Course Tag: video editing

ADVANCED || VN-Mobile Video Editing

Koorsadaani waxaa ku barnayna sidaa mobaylkaadi ku khaaska aa ugu soo saari lahayd muqaal tayo leh, adoo aadan adeegsan wax computer, kaliya waxaa adeegsanayna mobylkaadi ku khaaska ah.Koorsadaani waa koorsa ka horumarsan koorsadii hore aa kusoo baranay asaasitaayta barnaamijka, hadaadan soo baran koorsadaasi waa kula talin lahayn inaa soo daristo, si aa ula qabsato koorsadaani, …

ADVANCED || VN-Mobile Video Editing Read More »

Premiere Pro CC

Coursadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Adobe Premiere CC Maxaa Ku baranayna Korsadaani? Wajiga hore ee barnaamijka iyo toolashiisa waxay kala yihiin (Touring the Premiere Pro CC) Sida fileshaada media usoo gashan lahayd  barnaamijka iskuna hagaajin lahayd (Importing your media& Organizing Media) Waxaa sidoo kale baranayna waxa …

Premiere Pro CC Read More »

HitFilm Express

Coursadani waxaa ku baranayna sidaa ku samaysanayno filimaanta (Video Editing) , barnamijkaa adegsanayne waa HITFILM EXPRESS darsiyada hore waxan kugu sharxi sababtan kugu dooray barnamijkaani iyo sida ku dagsanyso filesha barnamijka sidoo kale darsiyada xega waxaa ku baranyna wajiga hore ee barnaamijka iyo sidaa u isticmali lahayn toolska barnamijka ugu danbayn duruusta danbe waxay noqon …

HitFilm Express Read More »