Maxay tahay Koorsadaani?
Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu qorto documentska Microsoft Word.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
- Hada tahay arday oo aa qarayso research ama baxthi.
- Hada tahay maamule aa fadhiso xafiis
- Hada tahay ganacsade oo mehradaadi jogtid.
- intaas iyo inkabadan ayaa barnaamijkani u baahan.
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
- Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
- Sida qoraalada ugu qoranayno.
- Sida docoment u abuuri lahaynay .
- Sidoo copy iyo paste u adeegsan lahaynay.
- Sida u delate garayn lahayn.
- Sida u qori lahayn qoraal dheer gudihiisane wax ugu badali lahayn .
- Sida sawiro iyo shapes iyo smart objects ugu soo dari alahyn iyo mawadic horumarsan ee barnaamijkaani ku saabsan.
- Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.