Month Two || English Diploma – Level one

Is diwaangalinta dufcada 4aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

About Instructor

Kama Diiwaangashnid

Course Includes

  • 32 Chapters
  • 150 Lessons
  • 28 Quizzes

Responses

  1. waa Alle mahadii Alx MONTH TWO si nabad ah ayaan ku dhameeyey, runtii waxaan u mahadcelinayaa dhammaan maclimaanta iyo maamulka, bahda afoogy, oo u taagan iney hormariyaan ardeydooda, alx 2daan bil aan dhiganaayey COURESKAN barashada luqada ENGLISH KA wax badan ayaan is ka key badaley, kana bartey, ha ahaato dhanka PRONUNCIATION KA, GRAMMAR KA, WORDS KA, READING, IYO qaababka ay ugu dhawaaqan dadka luqada u dhashey { NATIVE SPEARS }KA qaabke u soo gaabiyan JUMLADA oo ah ” CONTRUCTION & REDUCTIONS KA” WAXA AY DHAHAAN. iyo in badan aan inta ku soo koobi karin. 100% WAXAAN U MAHADCELINAYAA MACLIMIINTEENA SHARAFTA LEH OO INOO HAGAR BAXAY, WAXAAN LEE YAHAY ALLE HA IDINKA ABAAL MARSHO, DADAALKIINA AADKA U SAREEYO AAD INOO BIXISEEN, MAHADSANIDIIN BAHDA AFOOGY. insha allah waxaan rajeynaa inta dhiman in si nabad ku dhameyn toono.

    1. !!! الحمدالله
      Alle ayaa mahad iska leh noo suura galiyey dhammaynta bishii 2aad ee course-sada English-ka. marka 2aad waxaan u mahad celinayaa dhammaan bahda Afoogy ee sida hagar la’aanta ah u soo diyaariyey koorsadan qiimaha badan ee aadka u xiisaha badan waxaana leeyahay dadaalka wagaagsan ee aad waddaan halkaas ka sii wada inshaallaah Alle na ha idiin fududeeyo hawshaas. Sidoo kale waxaan u mahad celinayaa dhammaan ardayda aan isku dufcada nahay waxaan Leeyahay dadaalka sii wada ilaa dhammaadka inshaallaah.

  2. waxan ugu mahad cela bahda afooge sida wacan ay diplomadan noogu soo diyariyeen sidan hada ana ahan wan ku qanacsanahay waxii kawanagsan waa xagiina team afoogy
    dhamaan macalimiintayda waan uwada mahadcelina. sida wacan ay cashirada inoogu soo diyariyan

  3. Alle ha barakeeyo macallimiinteenna dhammaantood Ustaad Salmaan,Ustaad Mustafa, Ustaad luqmaan iyo ustaada naciima si fiican ayey hawsha casharradu noogu socotaa waana qaab la yaab leh oo farxad galinaysa ardayga keenaysana in uuna ardaygu marna ka caajisin casharrada kuna hammiyo inuu horay u socdo.
    Ka Maxamuud ahaan waan ku faraxsanahay sida ay wax u socdaan.
    جزاكم الله خيرا.

  4. Aad ayeey farxad iigu tahay inaan qeyb kanoqdo ardada waxkabarata Afoogy platform waxaan ilaahi karajaynayaa inuu iisuurto galiyo inaan kuguulaysto Diploomadaani English language
    Waxan filaayay Wax kasii wanaagsan ayaan kadhex helay courses kaan afoogy platform sidaas darteed macalimiinta iyo maamulaha gudoomiyaha guud ee bahda afoogy platform DR SALMAAN MAADOW waxay guteen waajibkoodii intii aan filaaynay in kabadan Anagana Allaha Naga dhigo kuwa waajibkooda kasoobaxa oo kuguulaysta daraja sare luuqadda English Ka

  5. Waa ku mahadsantihidiin dhamaan Bahda afoogy, wax badan baa iska kay badalay, fahan buuxa horay ugama haysan English hadana suuro fiican baa ka haystaa luuqadda in aan dhameeyo baa rajaynayaa .
    Macalimiinta dhamaantood alle ha dhowro sida ay noogu dadaaleen.

  6. Runtii wax badan ayaan is badal arkaa hadii aan wax ka sheego waxaan ka dhismay dhinaca dhagaysiga iyo fahanka native speakers kuhadlaka taasina waa dadaal aad bixseen aad ayaad umahadsantihiin waxaan orankaraa waa koorsadii ugu fiicnayd ee aan abid arko

  7. Aad bay wax iskay badaleen runtii wax badan mugdi igaga jiray ban kubartay wxan isdhaha hadad kooriskan camal goor dheer helilahed yoolka aad luuqadan kaledahy waa gari lahayd.
    Aad baan oogu faraxsnhy inaan kamid noqdo aradada afoogy.
    M.a maclimin qibrad uleh waxay dadka barayan unbaan arkaa. thnks all my teachers ugu horeyo ustad salman madow jazakallaahu qayral jazaa.

  8. Waxan aaminsana inan waligey heleenin Cid sidaan wax noo barta online ka waxan ķa qabay cabsi waxan u malen jiray kaliya in lacagta layga qadanayo aana wax ka faai deynin tasna waxa u sabab ah waxan tijabiyay dhowr meel lacag badan iga qasartay alx meshan waa meesha ugu wanagsan ee somali wax looga barto waxa rajayna in aan idinka heli doono mustaqbalka wax walboo oo la barto wax yabo badan Aya jira on jeclhy inaan Barto laakiin waan waayay bare somaliyeed oo si daacad ah ii Bara mustaqbalka waan rajayn doona inan inta ka helo insha alaaaaah thanks
    Waxaan idin Lee yahay waxad haysan howl adag iyo dadaal Wana aragna waxad noo qabateen ad bn idinkaga mahadnaqayna

  9. Axl sidii ugu hormarsneed ee’ uguu habooned ayaad uso diyariseen course sada aad baan idu ka MaHaD celiyy yaa QaaBa xifdasa sare leh eed wax nogu dhigtaan ????.
    RUNTII MACLIMIN XULA AYAAD NOSO DORTEEN OO REALLY ENGLISH NO DHIGA CARI AH ANAD SI WAAQICIYA U ARKI KARTO ????????

  10. Runtii waxbadan ayaa iska key badalay waxbadan oo maqalkooda igu badnaa ayaa sharaxaad uhelay iyo ereyada markey plural noun yihiin iyo grm ka oodhan oo casharo aan waligeyba baahi uqabay aan kubartay runtii kalama dhacaan casharada waana qaab casri ah cajaaib tiisana wada waan niiga mahadcelineynaa shaqada culus iyo aqoonta balaaran aad waqti yar nagu barteen iyo ustaad madow qeybtisa mahadsanidiin rabi nii janeey aamiin
    Jzka Allah

  11. Mahad celin
    Asc madasha afoogy sidaad u wada dhantihiin
    Waxey mahad u sugnaatay illahey subxaanahuu watacaalaa oo
    inoo suurta geliyay in aan si nabad ah noogu dhamaato bisha kood English Level oneka .
    Marka xigta waxaan u mahad celinaa macalamiinta sida ay juhdiga wanaagsan ugeliyeen koorsadaan aadka u qiimaha badan

  12. Waan salamaya dhaman bahada afoogy marka labaad waxan u mahad naqaya macaliminta dadaalka badan nagu bixisey si waxbarasho xad la,aan u helaan ardeyda somaliyed waxa leyahay dadaalkina lamahuranka ah halka ka siiwada

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?