Is diwaangalinta dufcada 4aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka
Average Review Score:
★★★★★
You must log in and have started this course to submit a review.
About Instructor
Login
Accessing this course requires a login. Please enter your credentials below!
Responses
You must be logged in to post a comment.
wll english ayaan rabaa ee qaab kee la,igu baraya
imisa ayey koorsada soconeysaa
waxan ahay ardey ku cusub madasha afgoy imika iska diwangaliyay kolka waxan ahay qof wax ay bilaban yihiin waxan Rabaa si perfect ah English u Barto mahadsanidiin
Luuqada English ayaan rabaa inan barto kuhadal iyo qoris iyo qeybaheeda kalaba
Waxn raba engilishak ina barto mudada waa imisa meqe igu qade ina isarko ano kuhadlayo levalkeygu waa bilaw alifbetada bes aya aqana
Wxan raba ina barto kuhadalka ingilishka iyo aqriska waxan ahay qof bilaw ah
Waxan raba ina engilishaka barto I,n aqris iyo qoralba waxan ahay xoga qof bilaw ah
Asc magaceygu waa abdinour maxamed waxan ahay arday ku cusub Madasha afoogy iskana diwangaliyay madada English ka ah waxana kunolahay butland gaar ahaan magaldada qardho
Macalin waa ku wareeray casharda ee casharada yaanagala hadla
Asc bahda afoogy wan so diray khidmadi ma heli karaa course ka English level one
Goorsadanaa ba afar bil baa misa waa qaybta afaraad usdaad
Asc macalin asharka waa iga xirmay
Alx finally waa noo dhamaaday heerka koowaad ee luuqada english waxan u mahad celinaya maamulka iyo macalimiinta sida hagar la’aanta ah wax noo baray iyaga oo qaab sahlan oo fudud oo cid walba fahmi karto wax noogu dhigay Afoogy waa meesha kali ah ee kaa haqab tiri karta hayaankaaga waxbarasho
Thanks, Afoogy Team.
Asc .waxaan ahay Arday cusub oh hada isdiwaan geliyey dafcada afraad
Asalaamu calaykum
First of all Allah aayaa mahadleh oo isoo doortay in aan kamid noqdo ardayda wax ka barata AFOOGY PLATFORM . course inta aan nan bilaawin waxa aan ku wareer sanaa heerka aan ka joogo luqada English ka . Oo waxa aa jiray in aan iska socday . ALX AFOOGY waxa aa kartay manhaj dhameystiran bilaaw ilaa jeer dhexe aan soo gaaray maanta . Waxa rajaynayaa in aan sii wadi doono dadaal keyga
Waa course aad u qaabeysan oo faa’iido bdn u leh qofkasta oo doonaya inuu barto luuqada English-ka.
Macalimiinta waxaan lee yahay milgo, maamuus iyo mudnaan-ba Macalin baa leh, guuleysta labada-daroodba.
Macalimiinta waxaan lee yahay milgo, maamuus iyo mudnaan-ba Macalin baa leh, guuleysta labada-daroodba. I like Teacher Mustafa And His Explanation
aad ayaan oogu riyaaqay maaasha allh wax badana oo iskey yaacsanaa ayaan fahmay idinkane cilmiga allaha idin barakeeyo,thnks.
waxyabo badman ayan kufaaiday alxamdullh hab casriyaysan oo aad ufican manshah, macaliminta dhan wan idiin mahad celinayaasidaad juhdiga ad nogubixisaa Melkasto cashirka ah wanidin mahadcelimayaa lefalkaan sifiican buu nogudhamaaday
Alle fadligii, waxaan aad oogu frxsanhy Inn Levelkii 1aad dhmyy, waxaan jaclaan lahaa Inaad noo sii kordhisaan Cashirkii Radioga ee codka kufurnaay, Wxna u arkaa arin muhiim ah. Mahadsndn.
ماشاء الله waa korso aad u wanaagsan waxaan rajeynayaa in aan darajo fiican ka qaato.
Mhdsndn my teachers aad ayaan idinkugu mahadcelinayaa
Koorsadaan intii aan ku guda jiray runtii wax badan baa isaga key badalay fahankeyga luqada English-ka. Waxaan bartay maadooyin igu cusub oo aan si fiican uga faa’iideystay. Inta ka dhiman koorsadaan waxaan rajeynayaa iney ku socon doonto si habsami leh oo faa’iido leh.
Macallimiinteena sharafta leh marka hore waan u mahadcelinayaa dadaalkooda dheeriga ah. Marka xiga waxaan waxaan ku sii boorinaayaa iney hore usii wadaan dadaalka ay inoogu jiraan.
Dhamaan howl wadeenada plateformka afoogy waxaan leeyahay waad mahadsantihiin dadaalkiina halkaas kasii wada maalin waxaa lagaari doonaa afoogy eey isku badasho jaamacad online ah oo degree laga diyaariyo waxaana diyaar u ahay inaan xirfad kaste ood bixidiin qeyb kanoqdo alle idimkii mahadsanidiin
Dhamaan macalimiinta afoogy oo ugu horeeyo ustd salmaan maadow waxaan leeyahay alle cimrigiina ha raajiyo cibaado suubana ha idin siiyo, macalimiinteena mustafa,luqmaan iyo naima wlhi waa macalimiin udiyaarsan ineey noosoo gudbiyaan cilmigii loo soo carbiyay nalana wadaaga talo iyo tusaale wixii aan uga baahano waxaan leeyahay janatul fardowsa alle ha idinku irsaaqo
Asc macalimiinta sharafta leh iyo maamulka xaqiiqatan waxaan ka faaiday madashaan afoogy ma ahan wax aan qoraal iyo kusoo koobikaro alxmd bilowgaygii luuqada way igu adkayd lkn hadda is badal baan dareemayaa dhinaca fahanka dadka luqada ku hadlo iyo inaan fahmi karo qoraalada iga soo horbaxo si fudud mhd my teachers
Msha Allah nal ayaad iidaarteen iftiin ayaa iika baxay kuhadalka English ka faham dheeri ahna waanka helay kalsoonina waanka helay runtii ma qiyaasi karo sidaan hda nafteyda ugu kalsoonahy inaa kuhadli karo English ka grammar ka waxbadan ayuu iifurfuray listening kana sidoo kle aaad ayuu iicaawiyay runti English ka inuu fududyahay ayaa idareensiiseen ustaad salmaan qeybta technique kana aad ayaan uga faaiidnay illaahey gi igu simay inaa levelkaan dhameeyo ayaa mahad iskaleh iyo macalimiinti igu sii dhiira galinaya casharada dhexdooda inaa horay usii wado iyo waliba dhiiranaanta aad ka faaiideyso markaa quiz dhameyso ayagoo kuusheegaya inaa chapter dhameysay fax fax ayaad dareemeysaa runtii amarka alle dadaalkeyga iyo idinka oo waqti isiiye ayaan halkaan kusoo gaaray illaahey wxn karajeynayaa inaa usabro si aan natiinooyin kasii badan intaa hda kafaaiiday si aan uhelo alle ha i tuso anoo levelka kuxigo sidaan oo kle ugudbinaayo shucuurteyda farxada badan idinkana aaaaaad ayaan idiin kaaga mahadcelinayaa dulqaadkiina dadaalkiina dhiira galintiina iyo inaaa isdhiibo inaa ika hor istaagyeyn jzkallah aduun iyo aakhiro liibaana macalimiindeyda abaal ayaad igu leedihiin dhamaandiid SCW.
Koorsadaan aad ayaan ula socdaa waana koorsadii online aan ku barto waqti intaan la eg inaa wado
Aad ayaan uga faa’iday runtii akhris iyo Qoraalba aad baan u Kala fogahy imika iyo marki hore.
Top weeye runtii maçlıminta adba naloga so xully i tusi i taabsi bay wax nagu bareen
Alle ayaa mahad oo dhan leh inoo fudaydiyey dhammaytirka heerka koowaad ee barashada afka Ingiriiska “diploma English”. marka labaad waxaan u mahad celinayaa dhammaan barayaasheenna dadaalka badan bixiyey ee sida hagar la,aanta ah usoo diyaariyey casharradii aan soo qaadannay afartii bilood ee la soo dhaafay. waxaana la yaabay oo isoo jiitay qaabka taxanaha ah ee quruxda badan ee loo diyaariyey dhammaan qaybaha kala duwan ee casharrada oo dhan, sidoo kale waxaan u mahad celinayaa Maamulka qorsheeyey waxbarashadan qaabkan wanaagsan ee fudud loo dhiganaayo ee ka duwan siyaabaha kale ee soomaalidu af Ingiriiska u barataan. Iyada oo uusan ka xiisa dhacaynin qofkii arka dhammaan taxanaha casharrada course-da sida ay u diyaarsan yihiin haddana Waxaa laga yaabaa qof waliba iuu meel si gaar ah u danaynayo, ani ahaan tayda waxaan si gaar u danaynayey una baahnaa qaybaha kala ah (Phonetics , reading ???? , listening ????, Grammar-ka ) Axl haddeer qaybahaas waxba baa iska kay beddelay, waxaa kale oo aad muhiim u ah oo aan ka faa’iday coursedan inaan percentage fiican dhagaysan karo dadka luuqadda English-ka ku hadlaya fahmana waxay sheegayaan taas oo aanan horey isugu dayin kuna baraarugsanayn haddase aan ku baraarugay. Waxaan leeyahay dhammaan barayaasheenna iyo Maamulka bahda Afoogy ba aad baad u mahadsantihiin waan ku faa’iday dadaalkiina dadaalka si wada inshaallaah
جَزَاكُمُ اللهُ خَيْراً.
Waxaan dareemayaa isbadal weyn sidii hore maihi waxyaalo badan baa inta kafaiday waxyaalo si qalad ufahansanaa baa inta kafaiday midasna idinkaa sababteeda leh waana kumahadsantihiin.
Macalimiintayda waakumahadsantihiin sida quruxda badan noogu hagar baxdeen marwalba noogu garabtakantihiin
Ugu horeyn waan idin kaga mahadcelinayaa bahda afoogy iyo maclimiinta coursadan qaabka wacan aad udi diyaariseen iyo waqtigaa ku bixiseen, in taa ka dib coursada intaan bilaaban luqada qaab dhawaqa waxyaalo bdn wey igu adkeyd dhawaaqa balse wax yaalo hdn ee uga horeeya qeybta PHONETICS ka ereyada qaab dhawaaqa ayaa in bdn ka fahmey kana bartey, iyo qeeybta CONSTRUCTIONS ka jumladaha qaabka loo sameeyo iyo dhawaaqeedaba, iyo GRAMMAR ka macalin mustafa qaabka wacan inoo faham siinaayo, qaabka uga sahlana ay thy laguna fahmayo.
Alx macalimntayda waxn rabaa inaan ogaysiiyo inaan jeclahay oo waliba aan uducaynayo ilaahaydartii allaha hamiyadiina iyo riyooyinkeena ha idiin sahlo allaha farajyo iyo taqinimo ha idiin Siiyo oo ha idiin sahlo waa wadada gusheee taqinimada
Waxd igu ogtihiin inaan in badan idiin duceeyo shaqsiyan waxn rajaynayaa inaad sifiicn waxbarashada luuqadan wax uga qabandoontaan
Ka hor inta aanan bilaabin course kan waxa mugdi iigaga jiray phonetics ka iyo Native speakers alxm hada aad ayaan u fahmaa alle ka sokoow idinkaa ku mahadsan.
Waxaan jeclaan lahaa in isbuucii halmar aan la kulano macalinka qaab maqal ah.
Mahadsanidiin
Intii aan dhiganaayay 4ta bilood coursadan waxan fahamay waxaan ku wareersanaa 4 sano
Hubaashii aad ayay ii anfacaday waxaan oran lahaa waa geedi aan ku gaari lahaa hadafaykayga iyo qofkasta oo doonaaya inuu barto
Luuqada English
Masha Allah Aniga isbadalka aan dareemay lama soo koobi Karo
Waxaan kasoo baxay mugdi, Markii hore inta aanan bilaabin koorsada Afoogy platform waxaan ingiriis u aqaanay (How are you) qofkii intaas dhihi Kara inuu ingiriis yaqaano ayaan moodayay lkn afar bilood kadib wax badan ayaan kafahmay luuqada ingiriis Ka
Waxaan dhihi lahaa coorsada lahjada ayaa muhiim noo ah hada ha lagu soo kordhiyo
ilaahi ayaa mahadleh iwaafajiyay Afoogy platform (Alxmdllh). intaas kadib waxaan umahad calinayaa ustad Salmaan Maadow.
Macalimiinta waa silsilad dahab ah oo aan laheli Karin dhammaantood Allaha xafido danbigooda Allaha dhaafo
Asc bahda afoogy dhamaan waa salaamayaa .
Alle ayaa ku mahadsan halkaan maanta aan joogno nasoo gaarsiiyay waxaa marka labaadna ku mahadsan macalimiintayda koorsadan, alle ha idin barakeeyo dhamaantiin, runtii waa noo hagar baxdeen, wasiilaba wasiilada ugu dhow ee wax lagu fahmi karo ayaa noo samayseen si aan wax u fahanno .
Guud ahaan koorsada hadii si guud u qiimeeyo waa mid qofka anfacaysa hadii uu dabaqo oo cashiradaa uu isku ilsaamiyo .
Alx.. mash’alah wax bdn aya iskaa badalay aan laso koobi karin runtii aad ayan u mahadsan tihiin..
Mash’alah Allah ayaa mahadoow dhan u sugnaatay , si qurux bdan iyo dalaal badan igu dhameeyay, biloowyinkaan waxaan soo waday Alxamdullah maanta oo Jimco ah aad ayan u faraxsanahay halkaan waxaan mahad aan laso koobi karin ugu diraayaa dhamaaan macalimeenteyda sharafta badan iyo maamulka sare aad ayad umahadsan tihiin.
Thank you so much
Alxm alle bay u sugnatay mahad wanaagsan
Kabacdi bahada afoogy mamulka iyo macalimiinta iyo farsamada .
Run ahaantii aad iyo aad ayaan igu frxsnhy level one inuu noo dhamaday waqti qurux bdn iyo cashiro hiirsara oo ku raxasinay soo qadanay
Waa guul noo soo hoyatay bahda afoogy iyo ardayda hadan nahay shukran .
Welcome back home afoogy
asc waxaan ahay arday cusub waxaa rabaa qaabka ugu fudud oo aan ku baran karo luuqada english iyo waqtiga ay qaadanaysa waan mahadsan tihiin
Alhm Alle aya mahad leh oo meshan iso gaarsiyay aad aya idinkaga mahadcelina qaabka wax no Bartın bahda afoogy.