Takhasuska Graphic Design
Ku baro Mudo Kooban xirfad cusub oo waxbadan ka badali doonta mustaqbalkaadi, .
Kororso Xirfad Cusub
Photoshop CC
Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Laguna naqshadeeyo barnaamijka ugu sareeyo Photo Editing Adobe hotoshop CC.
Illustrator CC
Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale. Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production).