Takhasuska Photo Editing

Ku baro Mudo Kooban xirfad cusub oo waxbadan ka badali doonta mustaqbalkaadi.

Kororso Xirfad Cusub

Photoshop CC

Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Laguna naqshadeeyo barnaamijka ugu sareeyo Photo Editing Adobe hotoshop CC.

Pixbuilder Studio

Koorsadaani waxa ku baranayna barnaamijka Pixbuilder studio oo lamid ah barnaamijka Photoshop , koorsadani waxy ku sabsanan dontaa sida sawirada loo naqshadeeyo sidoo kale sida colorska loo saxo sidoo kale sido liskugu dhadhajiyo lona jarjarto

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?