Wali kama qornid koorsadaani, Fadlan is diwaangali [/visitor]
[student]Waa ka qorantahay koorsadan ee wado darsida...[/student]
[ld_course_expire_status label_before="This course expired on "]
Coursadani waxaa ku baranayna barnaamijka lagu saxo laguna qurxiyo Photoshop CC.
Yaa u Baahan Koorsadaani?
Hada rabto ina noqotid graphic designer.
Hada tahay photographerska.
Hada tahay social media markater.
Hada tahay Video Editor.
Hada tahay Motion Grapher
Maxaa Ku baranayna Korsadaani?
Wajiga hore barnamijka guud ahaan iyo toolskiisa sidaa u adeegsan lahayd.
Digital images iyo Nocyada sawirada CMYK iyo RGB
Iyo sidoo Layerska loo adeegsado.
Sida sawirada u jar jaran lahayd adigoo adeegsanayo ilaa dhowrka tool uu barnamijka ku siinayo .
Sidoo kale sida sawirada colorskooda u saxi lahayd.
Iyo khaladaadka aa sawirada ka hesho markaa sawirto.
Iyo Filterska barnaamijka ugu caansan sida u isticmaali lahayd .
iyo sida mask ugu samayn lahayd sawirada.
Chapterda qaar markaan dhamayno waxaa samynayna baractice aa ku murajacaynayno dhaman waxa kusoo baranay duruustii hore insha allah.
Report
There was a problem reporting this post.
Block Member?
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
See blocked member's posts
Mention this member in posts
Invite this member to groups
Message this member
Add this member as a friend
Please note:
This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin.
Please allow a few minutes for this process to complete.