Month One || English Diploma – Level one

Is diwaangalinta dufcada 3aad way furantahay!
Faah faahin dheeri fadlan nagala soo xariir Whatasappka

About Instructor

Kama Diiwaangashnid
Iska diiwangali Kooraskan$9.00

Course Includes

  • 32 Chapters
  • 155 Lessons
  • 28 Quizzes

Responses

  1. Alx waxaan dhameeyay bishaydi uhoraysay ee kooraskaygi English ka kaas oo ay iigu talagaleen afoogy aad ayaan oogu mahadcelinayaa dhamaan macalimiintayda iyo aasaasaha iyo maamulaha bogaan afoogy Al Ustaad Salmaan maadoow
    waxn rajaynayaa oon doonayaa inaan sii wato barashadayda kooriska Englishka ah ee dhamaan bilaha kale ee ii dhiman i.a aad iyo aad ayaan uga faa’iiday runtii bisha iidhamaatay wax badan ayaan kafahmay oon bartay i.a ilaa aan macalinkayga #Ustaad Mustafa Arizona aan ka gaadho heerkiisa luuqadaan Englishka waxn Rabaa inaan wado barashadeeda i.a runtii Macalim Mustafa wuxuu iiyahay kudayasho fiican luuqadaan all thanks macalimintayda iyo bahda afoogy waa meel wax lagu barto meeshii ugu fiicnayn macalimiin tayo sarayso iyo farsamo casri ah OO icajab galisay ma islahaynba habkaan ayaa wax loo suuro galin karaa thanks dhamaan ardaydayda hamplyo ayn idin leedahay dhamaan ????????????????????????

  2. Ilaahi ayaa mahadleh kadibna bahda afoogy platform dhamaan macalimiinta kubixiyay waqtigooda iyo maskaxdooda si ay noogusoo gudbiyaan waxbarasho casri ah dadaalka ustaad Mustafa ustaad I can not thank you enough

  3. Asc Dhammaan Maamulka iyo macalamiinta inta kumideysan
    Madasha afoogy platform.
    Waxaan idiin leeyahay shaqo fiica ayaad qabateen, waana idiinku mahad celiyaa dadaalka aad kubixiseen madashaani.
    Waa markayguu igu horeysay aan online wax kabarto waxaana igu dhiiro geliyay ustaa salmaan.
    Run ahaantii wax aan inta kusoo koobikarin ayaan halkaan ka faa iday walina waa biloow
    Waxaan leeyahay ardayda aaminsa in aan online wax lagabarankarin,saan anigaba horay u aamin sanaa balse markaan bilaabay aan ogaaday fadlan waxaan leeyahay sida ugu dhaqsiyaha badan kubilaawa oo nagulasoobiir madashaan aan wada faa idaysanee sida aan anigaba ufaa iiday waxbadan.
    MARKOOWAAD IYO LABAAD IYO SEDDEXAAD WAAD MAHADSANTIHIIN DADAALKA HALAA KASII WADA. waad mahadsantihiin

  4. Asalamu Alaikum all my teachers waxan dortay halki saxda aha e an ka baranlaha english waad ku mahadsan tihiin dadalka ad nala dadashen
    xaqiiqdi ma aqan sidan abalkina ku gudidono why riyadeyda ayd igu cawisen thnk you all bahda afoogy

  5. Alx alle bay mahad oo dhan u sugnatay kabacdi
    Bahda wax barashada afoogy
    Run ahaantii wax barasho tayo leh baa taala
    Afoogy waana ku frxsnhy inaan ardayda kamid noqodo wax ka dhigato afoogy guul ayaan u rajn dhaman macalimnta iyo mamulka iyo shaqala shukran

  6. Alx waxaa dhameeyay bishii 1aad waxaan mahadsanid leeyahy dhamaan holwadeenada afoogy platform uu ugu horeeyo ustd maadow iyo dhamaan mclmiinta kle ee kaqeyb qaatey wax baristeenii,halkaan waxaan kaqirayaa inaad nagu bixiseen dadaal dheer iyo tacliin heersare ah ugu danbeyn waxaan fursadeydaan uga faaideysanayaa inaan dhaho arday walba oo kucusub course kaan soodhawaaw waxaan kuu balan qaadayaa inaad faaiiday hadaaba course kaan iska sooqortay. Mahadsanidiin

  7. Alx waxaan dhameeyey bishii kowad korsadii kowad waxaan Mahadsanid leeyahay bahda afoogy oo so qurux badan inoogu diyarisey korsadani waligey ma arkin platform education oo sidaan ah Ustad salamaan madow iyo mustfa naima luqmaan mahadsanidiin

  8. ????Waa alla mahadiis inan kamid ahay ardayda wax kabarta madashaan qurux bdn Afoogy platform ee Sida heerka sare looso qaban qaabiyay waa marki igu horeysay oo aan online wax ku baranaayo nasiib wanaag wuxu alla ila kulmi meel iso jiidatay Habka ay wax ubarayaan ardaygooda????io nidaamka udagsan oo ah mid qufka hori usii wadi karaa waxan umahad celina dhamaan macalimiinteyda o lambar one ka ah dadaalka io juhdiga ay kubixiyeen gusha aan ka gaaray bishaan luqadaan Englishka ah waxaan rajeyna haduu Alla igaarsiiyo inan ka gaaro heerka udambeyo ee luqadaan inshalaah guul ayaa alla kabaryeyna dhamaan ardaydeyda io aniga????❤️❤️❤️❤️

  9. Alle baa mahad dhamaanteed iska leh, marka 2aad dhamaan macalimiimtayda bahda afoogy waa u mahadcelinayaa ilaahay abaalkooda janno haka dhigo, meelo badan baa iska diiwaan galiyay si aan luuqadda uga barto runtii ma arag meel sidaan oo kale u diyaarsan, cashirada waxaa loo diyaariyay qaab heer caalami ah oo cid walbaa fahmi karto, ani ahaantayda isbadal weyn baa dareemayaa xaga luuqada Englishka oo markii hore wax badan iiga baxsanayn waxaa rajaynayaa in bilaha soo socdo koror badan iyo hormar badan aan ka samayn doono markaan dhameeyo kooraska oo dhan alle idamkii .

  10. Axl ilaah ayaa Mahad iska leh oo ii suurta geliyey inaan dhameeyo koorsada iyo maclimiinta oon iyagana Ila soo Dada ley
    Alx koorsada wax badan ayaan kafaaide markaan bilaawaye iyo hadda farqi weyn ayaa udhaxeeya

  11. السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ؛بسم الله الرحمن الرحيم Allaah mahad usugnaatay kadi macalliminti juhdigan bixiyay xaqiiqdi wad naga kaafisen waxan ku warwaren xaqiqdi wa Koras aan la arag mhds.
    .قال عليه الصلاة والسلام “خير الناس أنفعهم للناس “والله أعلم؛ اللهم ارزقنا ع نافعا

  12. Alx waandhameeyay bisha kowad aad ayaan ugu mahadcalinaya macalimiintayda iyo maamuluha wana kufaraxsanahay inaa kamid noqdo ardayda afoogy wlhi ma arak meelkafiican meshan oo wax lagu barto keep going niileeyhy

  13. Asc alxamdulilaah waxaa maanta iisoodhamaasay imtixaankii bisha koowaad ee englishka aad ayaana ugu riyaaqay habka diyaarsan ee casharada iyo imtixaanaad aad loosoomaskexeeyey loogana soobaaraandagay aad ayaad umahadsantihiin dhamaan macalimiinta ardaydana waxaan leeyahay casharada halamuraajeceeyo igu soo orod ma ahan imtixaanka oo kucelceliya si aad suaalaha ugasoogudubtaan mahadsanidiin dhamaan

  14. Alxamdulillaah!waxaan dhameyay, bisheeydi 1waad ee, korsdeyda englishka,.Alle ayaa kumahadsan!waxaa kaleeto oon, mahdinaya macallimiinteyda.waa bisheydi koowaad waxbadan Ayaan iska badalay. Waxaan alle subaxanah karajeeynaaya inuu iigu dhamestiro sida ugu wanaagsan iguna anfaco. Ugu dambeeyn macallimiinteyda rabigey ha idiin abaaliyo.????

  15. Alx ALLAH ayaa mahad leh waxan ku faraxsanahay iney iso gabagabowdo month 1
    Anigoo ilaa heer wax badan ka faaiiday oo iska key badaleen xaga englishka waxaa kalle oo u mahad celinayaa macalimiinta sida quruxda badan oo hagar la aanta ah inoogu soo diyaariyay casharaantan aadka losoo fududeeyay ????

  16. Asc waxan salamayaa bahada afoogy waxana idinkaga mahad celinayaa juhdiga ad ku bixiseen koraskan si u ino so garo
    Ugu dambeyn waxan qalin jebiyey bisha kowad ad wadna ku mhadsanthin fursadan balaran ad ina siseen

  17. Assalaamu calaykum…. waxan salamayaa dhamaan bahada afoogy waxana idinkaga mahad celinayaa dadaalka ad ku bixiseen koraskan si u ino so garo
    alx waxaa i dhamatay bishii kowad alle ayaa mahada is ka leh wadna ku mhadsanthin fursadan balaran aad inoo sahashen

  18. Muddo ku siman ilaa afar toddobaad iyo wax la jira waxa aan maalin ba wax ka korodhsanayay aqoon iyo xirfaddo kala duwan oo la xidhiidha afka Ingiriisida. Casharrada, barayaasha, habka wax barista, waqtiga iyo dedaalka bahda Afoogy ee uu u horreeyo, ustaad Salmaan-Maaddow ma aha mid aan hilmaami karo. Si weyn ayaan ugu bogaadinayaa dedaalkaa waxtarka leh ee ay bulshadoodu ku soo celiyeen. Waa ii farxad inaan kammid ahay ardayda wax ka faa’ideysata kuna xidhan bogga Afoogy.

    Hambalyo ayaan markale idin leeyahay ee dedaalka sii joogteeya intaana ka sii badiya.

  19. alxm what an interesting journey it’s realy fascinating.we did it first month in the English course
    my teachers ,classmates and the technical team of afoogy thank you for your kind support to achieve this incredible goal.
    we learned basic english from scratch.we had amzing curriculum ,expert teachers who know how to simlpfy the lessons .one thing i realy love this course and make intersiting is the duration of the lessons it’s 1 to 5 minutes that increase your dopamine wich help you to watch more lessons without felling boring.also the message you recieve when you end any section that tells you are doing great is onther one that makes afoogy courses more special.
    last but not least anyone who read my comment and want to join this course. believe me you will not regrate your choice. wish you all the best.

  20. Alex waxa mahadle illahay igu simay inaan maanta halka sogadho .
    Waxaan u mahad celinayaa ustad Salmaan iyo dhamaan macalininta Afoogy.
    Runahaanti korsadan English wax waayiin ayaan Ka faaiday,waxanan rajayinaaya inaan Gabi ahaan BA koraska qaato iyo kuwo kalaba
    Illahay khayir aha siiyo ustad Salmaan oo markasda nagu dhirigaliya. Illahay dhamaan tinba abaalkina Jano ha kadhigo.
    شكرا جزاك الله خيرا

  21. Alxamdulilah. Ilhy ba mahd iska leh alx mrka lpad waxa mahd iskaleh macalimntyda dadalkaga na zo galiyay mahada iska leh wx yaabo badan ka faiday alx. Alle abalkina janadul firdawsa ka dhigo zida qurux badn nala dadasheyn alle khayre hani ziiyo dadlakaga halka ka ziwada. Imtixanka wuu fududa alx

  22. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan iska diiwaan giliyo dufcada saddaxaad ee luqada englishka runtii tani waxay bilow utahay inaan iska fura silsilada keliya igu koobtay inaan wax walba afka somaligu ka raadiye iyadoo aynu ognahay aaladaha hormarsan ee wax laga baaro inaaney ku fiicney afka soomaaliga runtii aad ayaan ugu faraxsanahay

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?