Description
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Kalagoynta (Subtraction)
Kala-goyntu waa mid kamid ah afarta Xisaab fallada aasaasiga ah ee aritmatig. loo isticmaalo in lagu helo farqiga u dhexeeya tirooyinka. Tusaale ahaan, marka aad haysato koox walxood oo aad ka saartid dhawr shay, kooxdu way sii yaraanaysaa. Kala-goynta waa lidka ku-darka.