Halkaani waxaa ka hele dhamaan Koorsooyinka Afoogy.com
Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale. Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production).
Koorsada horumars ee barnaamika mobaylada lagu sameeyo VN-video Editor. ayaa waxay ka koobantahay 14 Project , waxaan ku dhiganayna casharo kala duwan.
Koorsadan waa dib u darsida casharada buuga dugsiga sare ee form four, gaar ahaan chapterka 2aad ee Alcohols,Phenols iyo Ehters.
Koorsadan waa dib u darsida casharada buuga dugsiga sare ee form four, gaar ahaan chapterka 3aad ee Aldehydes, ketones and carboxylic acids.
Koorsadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Autocad.
Koorsadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .
Koorsadaani waxaan ku daraasaynaynaa cutubyo asaasi u ah xisaabta.
Goordhow Insha'Allah.......
There was a problem reporting this post.
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
Please note: This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin. Please allow a few minutes for this process to complete.