Halkaani waxaa ka hele dhamaan Koorsooyinka Afoogy.com
Goordhow Insha'Allah.......
Koorsadan waa dib u darsida casharada buuga dugsiga sare ee form four, gaar ahaan chapterka 8aad ee Introduction to Nuclear Chemistry.
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isku Dhufasasho (Multiplication)
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii 5aad waxaan ku baranayna xisaabta Isu Qaybin (Division)
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Isugayn (Additon).
Koorsadani waxay kamid tahay Silsilada Bilowga Xisaabta waana Koorsadii labaad waxaan ku baranayna xisaabta Kalagoynta (Subtraction)
Koorsadan waa dib u darsida casharada buuga dugsiga sare ee form four, gaar ahaan chapterka 5aad ee Limits and Continuity
Coursadani waxaa ku baranayna Barnaamij xisaabeed ugu caansan aduunayada ay soo saartay shirkada Microsoft ee Excel .
Koorsadaani barnaamijkaa ku baranayno oo ah "Power Point", uma baahnid inaad noqoto naqshadeeye ama designer si aad u abuurto bandhigyo muuqaal leh oo qurux badan.Waxaa kugu baranay guud ahaan barnaamijkaasi sidaa u isticmaali lahayd, anagoo kaaga bilaabayno heer dhexe ilaa aa ku gaarsiinayno heer dhexe
Koursadani waxaa ku baranayna Operating Systemka OS ugu caansan ay ku dhawaad 80% caalamka laga isticmaalo oo lagu magaacaabo Windows 10.
Barnaamijka Adobe Illustrator waxaa adeegsada shirkadaha xayeesiisnta iyagoo ku habeeya summadaha (logo) iyo cartoons iyo naqshadaha kale. Kooraskaani wuxuu ku barayaa fikradaha asaasiga ah iyo farsamooyinka lagu dabaqi karo shaqooyinka barnaamijkani. oo ay ku jiraan digital ahaan iyo daabacaad (Print Production).
Koorsada horumars ee barnaamika mobaylada lagu sameeyo VN-video Editor. ayaa waxay ka koobantahay 14 Project , waxaan ku dhiganayna casharo kala duwan.
Koorsadani waxaa ku baranayna sida muqalada loo sameeyo loona habeeyo anagoo ku barnayno barnaamijka Autocad.
Koorsadani waxaa ku baranayna waxaa ku baranayna baraamijta ugu horeeyo ee mobeelada lagu sameeyo videyada looguna magac daray Vn Video Editor .
There was a problem reporting this post.
Please confirm you want to block this member.
You will no longer be able to:
Please note: This action will also remove this member from your connections and send a report to the site admin. Please allow a few minutes for this process to complete.