05.Shahaadooyinka (Certificates)

Hordhac

Markaad si guul leh u dhameysato koorsada Afoogy ka dalbatay, waxaad xaq u yeelan doontaa inaad hesho Shahaado bilaash ah oo digital ah si aad ugu dabaaldegto guushaada.

Halka ka dajisan karto:

Shahaadadaada waxay diyaar kugu tahay inaad ka soo dejisato bogga hore ee koorsada dhamaysay, waxaa fiirisaa sawirka hoose.

Talaabada Koowaad: Taabo halkaasi
Talaabada Labaad: Taabo (Download)

Sideen u xaqiijin karaa shahaadadayda inay afoogy kasoo baxday?

Waxaa jirto lawa wado aa ku xaqiijin karto shahaadada aa afoogy ka heshay inay tahay mid sax ah.

Wadada Koowaad:

Shahadada aa helayso waxa ku jiri doona Certificate ID : 12D55F668-132FF3AE6-32 (Sawirka hoose fiiri) .

Sawirka: Certificate ID

Hada ID-gaas aa galiso Bogga Xaqiijinta shahadooyinka waxa kuso baxayo in shahadada systemkayna ay ku jirto (Fiiri sawiri sawirka hoose).

Sawirka: Gali halkaani Certificate ID

Wadada labaad aa ku xaqiinjin karto shahadadaadi

  1. Waxaa gashaa linkiyaani https://afoogy.com/certificate-center
  2. linkiya kore xarafka ugu danbeeya ee “r” waxaa raacsiisa /certificateID (Fiiri sawirka hoose)
Sawirka: Certificate Center

Sideen ugu dari karaa koorsadayda LinkedIn,Facebook, Twitter?

waxaa tagi kartaa safxada hore ee koorsada dhamaysay waxa ka heli karta iconska social media (Fiiri sawirka)

Sawirka: Bogga Koorsada aa dhamaysay

ama xarunta xaqiijinta shahdooyinka

Sawirka: Xarunta xaqiijinta shahdooyinka (Certificate Center)

Mahadsanidiin ???? 

Nagu soo biir oo ogow faa'iidooyinka xubin ka noqoshada Afoogy.

Related Articles

Responses

Nala soo xariir
1
Caawin!
ASC ????
Ma u baahan tahay in wax lagaa caawiyo?